suugaan

Gabay Maqsad ma leh Qabyaaladi. Curiye: Ibraahim Cawil, Cali Cuuke

Gabaygan waa mid ka tirsan silsiladda Hana-qaadday ee (Dabargoynta Qabyaaladda) Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad Gabayeed ay isu xilqaameen, Dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoonyahano iyo Ardeyba leh, kalana joogta...

Gabay; Hadimmo! Waxaa curisay; Hodan Sheikh Cumar

Gabay; Hadimmo!   1: Hal abuur abwaan hore ma ihi, Haaya gabaygoo dhan 2: Mase haabto maansuu qof kale, Hawl u galay weyne 3: Calashaan hibaan qaar u helay, Hodan ahaanteeyda 4: Ha yeeshee,...

Bilicda gabdhaha Soomaaliyeed. Qore: Bashiir Cali Xuseen(Barbaariye)

Bilicda gabdhaha Soomaaliyeed.   Miyi iyo magaalo meel kasta oo ay joogaanba bilicda ama quruxda gabdhaha Soomaaliyeed, wey isu dheelli tiran tahay, marka asal ahaan dhanka midabka laga eego madow iyo...

Gabayga 16aad ee Silsiladda Godane Galbay, Gabbaldaye. Curiye: Maxamed Xuseen Faarax.

  Gabyga Gabbaldaye   Galayr iyo Bashiiroow Siciid, Gaalkacyoow Kediye Giddigiin salaan heer gobeed, Gacalayaal hooya Gacmo furan tixgelin gaar ahaan, Gogol abwaan hooya Aqbal iyo guddoon wacan gadaal, Sooryo gabay hooya Ga'da maanso, goyn iyo...

GABAYGA QARANDOON. Curiye, Faysal Aadan Barriir

WAA -GABAYGII -QARAN DOON-THARIIKHDA 22-11-2012 1;Qasad li’I waqay gabay ma qorin Amase qaamuuse 2;Qaddartana Illaah baa hayoo qeexay amarkiise 3;Quwadana sareeyaa baxshiyo qanac adduunyaade 4;Qoraal laguma soo koobi karo qaadir amarkiise 5;Hadaan qoomka soomaaliyeed...

Habow Siyaasadeed iyo Hoggaan la’aan! Qore; Yaxye Xaashi Maxamed

  Tan iyo markii talada dalka laga tuuray hoggaankii Kacaanka, dadka soomaalidu waxay raadinayeen, maamul hanta talada dalka. Hase ahaatee, isku day kasta waxaa hor istaagay awoodihii iska soo horjeeday,...

Gabay; “Ma gar baa?!” Curiye; Ahmed Hayow

Gabay; Ma gar baa?!   Tixdan ee yar oo la yiraahdo (Ma garbaa) waxay is garab dhigaysaa laba walxaad, oo midi leexsan yahay, haddana, is weydiinaysaa sida kan dambe loogu abaalmariyo...

Gabaygii Qunyar Soco(Gabay garnaqsi ah oo qurux badan)

    Gabaygii Qunyar soco   1. Qaran caasi waan diidnay iyo, Toban qabiiloode 2. Qarax dhigana waad diidnay iyo ,Qar iska tuur baase 3. Qoowleystana diidnay iyo ,Shacab qaniinaahe 4. Anigaa qabweyn diidnay iyo, Qoom...

Gabayga; Duul walaala ah. Curiye, Xasan Abiib Faarax.” Xasandaaci”

DUUL WALAALA AH :- 1. Da’da gabayga waayadan ma rogin, Dabaqi saarnaaye 2. Ma durduuran maansooyinkaan, Diigga ku ahaaye 3. Ma doonyaysan geed goba baryahan, Damalki Weynaaye 4. Ma digriyin, ma daanshoon murtida,...

Silsiladda; GODANE GALBAY! Waa Silsilad Gabayeed cusub, gabaygii 7aad

Silsiladda; GODANE GALBAY! Waa Silsilad Gabayeed cusub Waa gabaygii 7aad ee ka mid ah sisiladda "GODANE GALBAY!" ee halkan hoose ka daaloco; Gabayga Godane Galbay!   Waxaa maanso geeraar tirsho, Amasa guuroowga Maskax...

SHEEKOOYIN