YAAD II MALAYSAY?
W/Q.Cabdulle Cabdikariin Abka Xaaji
Denbi-baare Mad Caliyoow oo looga bartay in si fudud oo aan waqti badan ku qaadan u xalliyo Arrimaha ku saabsan dilalka ayaa ur u...
LABO DOOB (Sheeko gaaban)
W/Q. Cabdiraxmaan Abaaley
Waa habeen bar, jawiga magaaladu waa shanqarla’ oo waxa aad moodaa in waa hore laga guuray. Gurey oo ka baqaya in odayga ay dariska...
Abaal
(Sheeko gaaban)
Seynab Ugbaad
Ka fiirsasho waa dharbaaxo ka hor.
Anigoo aad u yar baan ka soo habaabay bartaan ku dhashay iyo baadiye aan dhoweyn. Toban sannadood waxba iima wehlin, markaan beledka...
Xilkasnimo
Xilkasnimo, waa laba eray lammaan oo leh ama yeelanayo micno mug iyo miisaan wayn. Xilkasnimadu, waa sifo toolmoon oo togan oo u baahan in ay kol walbaa aragti iyo...
MEE JIRKAYGI?
Waxaa qoray Cali M. Diini
(1)
Ma helo markii iigu dambaysay ee masaajidka aan tago, malaha saddex bilood ka hor bay ahayd. Kolkii horeba Jimcada un baan masjidka tagi jiray,...