Qormooyin articles

KURAYGII KADSOOMAY! W/Q Abdi-aziz Mohamed shidane

KURAYGII KADSOOMAY! W/Q Abdi-aziz Mohamed shidane

Waxaan ahay wiil Soomaali ah, oo guri iyo quud uusan maalinna u dhibaatoon ku soo barbaaray. kala dambayn iyo xeer dagsanna aan arkin waligiis. intaas waxaa ii sii dheer waxaa la iga dhaadhacsiiyey in aan ka soo jeedo beel awood iyo itaalba leh, odayaasha beesha iyo qoyskaba waa la aaminsanaay arintaan. wax kastana waxay ila

Banii’adamku ma kala qaalisan yahay? Qore; Bashir Hashi Dhore

Banii’adamku ma kala qaalisan yahay? Markii Urur Diimeedka   Boko Haram ay afduubeen Boqollaal gabdho schoolley ah, ayaa adduunka oo dhami Muslim iyo gaalba afka wada furteen, waxayna ku baaqeen in Nigeria ciidammo Un-ka ka socda loo diro, si loo soo badbaadiyo Gabdhahasi la afduubay. Waddamo badan oo carabta ka mid ah ayaa waxay America ugu

Maan-tirka shisheeye! W/Q: Abdi-Aziz Mohamed Shidane

Maan-tirka shisheeye! Markii lagugu soo abaabiyo bulsho iyo deegaan wax barashadu ama tarbiyaddu ku salaysantahay af-qalaad iyo dhaqan shisheeye, oo lagugu gubaabiyo naceyb iyo karaahiyad aad u qaadaysid dadkaaga, dalkaaga, iyo dhaqammada iyo diimaha kale, waa dabiici in ey natiijadu noqonayso jiil cusub oo indho iyo dhago xiran. Waxyaabaha lala dhako faaro waxaa ka mid

Igu qiimeeya waxa aan ahay!

Igu qiimeeya waxa aan ahay! Sucdi waxay aheyd Gabar aad u Qurux badan, oo jalaqsan, jir iyo joog ahaanba, balse, aan dadka dhexdiisa magac qurxoon ku lahayn. — Waa Sheeko ku saabsan Isbadalka ku dhacay Bulshada, gaar ahaan Gabdhaha Soomaaliyeed oo uu diyaariyay Cabdicasiis Maxamed Shidane. Sucdi iyadoo yar ayey guursatay, wiilkii ugu horreeyay ee

CAAL-WAA! Q:1AAD W/Q; Mahad Xaashi Maxamed

CAAL-WAA! Q:1AAD Bilowgii hore ee nolosha ayey la bilaabatay wax-yeellada nooluhu isu geysto, mana ahan wax moorada maan-galka ka baxsan in aadanuhu dhiggiisa ku xad-gudbo, oo sunnada nolosha ayeyba qayb ka tahay, hayeeshee tan geyigeena ka dhacdayi waa mid maanka aadanuhu ka gayoodo inuu rog-rogo xumaanta ka dhex muuqata awgeed, sidaasoo ay tahayna waannu ku

Faalkii Sheekhul-kulli. WQ Cabdulqaadir Cusmaan “Aroma”

  Faalkii Sheekhul Kulli: (Felegow run sheeg – Fooxow run sheeg – Faalow run sheeg). Cali iyo cambaro ayaa labaatan jir isku guursaday waxaa jirkooda ku duxay caashaq dhiigga iyo dhuuxa ku milmay. Waxay noqdeen qoys maal adduun, mood iyo noolba Alle ku galladay, waxaa Alle dhacaankooda ka beeray oo ay isu dhaleen 10 wiil

HAYB-WAAYID! W/Q; Mahad Xaashi Maxamed

HAYB-WAAYID! Hayb-tu waa tilmaamaha qof, walax ama bulsho ay kaga duwanyihiin inta kale ee la midka ah, waana lahaanshaha astaamo gaar ahaaneed oo la xiriira muuqaal, dhaqan, iyo il-baxnimo qeexi kara ahaanshaha cidda ama waxa xambaarsan astaamahaa. Marka aynu ka hadlayno bulshooyinka, mid kastaahi waxay leedahay dhaqan, hadde, iyo arrimo u gooni oo hayb-teeda sees

MASKAX KALE AYEY KU SOCDAALAAN W/Q; Mahad Xaashi Maxamed

MASKAX KALE AYEY KU SOCDAALAAN Dhawaanahanba waxaa aad usii badanayey wararka sheegaya in caruur Soomaaliyeed oo qurbaha ka tagtay ay ku biireen kooxaha ka dagaalama qaybo ka mid ah Bariga dhexe, iyadoo qaar ka mid ah war-baahinta dunida iyo baraha aaladda Internetka ee Soomaalidu ku kala war-qaadato ay hareeyeen muuqaallo la soo xigtay oo caddaynaya

ISKU MILANKA SIYAASADDA, QABYAALADDA, DHAQANKA, IYO DIINTA Q2AAD W/Q; Bashiir Cali Barre

ISKU MILANKA SIYAASADDA, QABYAALADDA, DHAQANKA, IYO DIINTA Q2AAD Qaybtii hore ee qormada waxaan uga soo hadalnay; SIYAASADA (SIYAASI) WADAAD ”CULUMAA’UDIIN” QABYAALADDA ”QABIILKA” QABYAALADDA & SIYAASADDA Ayaan nagoo halkii ka sii wadaynaha isku Milan arrimahan, waxaan qaybtan dambe ku qodbi doonaa; DIINTA & SIYAASADDA (SIYAASAD DIIN USOO HOWASHO!! SIYAASADDA IYO DHAQANKA Haddaba aan gudaglo labadan qodob

Top