Qormooyin

Dhibbanaha Allow caawi W/Q: Hanni Maxamuud Cabdi

Dhibbanaha Allow caawi Islaamku wuxuu lahaa quwad aad u sarreeysa, oo uu ku manneeystay 'ALLAAH' waana hibo u gaara muslimiinta. Sanadahan dambe waxaa aad u soo batay dunidan eynu joogno...

“Kii warqad dhiibay aragnaye, kii dad dhiibay?. W/Q: Proff Yaxya Sheekh Caamir

"Kii warqad dhiibay aragnaye, kii dad dhiibay?. W/Q: Proff Yaxya Sheekh Caamir A-Dowladii Somalida ee shibilka aheed ayaa 1967 dacwad ku soo oogtay Wasiirkeedii Arrimaha Dibadda- qayaana qaran,kuna xakuntay 24...

“Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q24AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

"Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" Q24AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"Haddaan sii amba qaadno qormadii taxanaha noo aheyd ee "Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" tii hore waxaan kusoo qaadannay Abwaan Carabow Maxammad Axmed iyo murtidiisa...

XUSKA IYO XUSUUSTA: Danjire Cabdiraxiim Caabbi Faarax W/D: Maxamed Xaaji Ingiriis

XUSKA IYO XUSUUSTA: Danjire Cabdiraxiim Caabbi Faarax Soomaaliya waxay qiime lahayd markii ay madaxda ka ahaayeen dadkii qiimaha lahaa. Run ahaantii, Soomaali kuma yara mutacallim iyo mufakar, hase yeeshee yaa...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 40aad                                                  XAGEE UGU WANAAGSAN EE LA AHAADAA?Waydiimaha ku saabsan halka ugu wanaagsan ee la ahaado Aakhiro...

LACAGTU WAX WALBA KUUMA GOYN KARTO. W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

                                 LACAGTA WAX WALBA KUUMA GOYN KARTO.Balwaddeena oo dhan waxay noqotay lacag iyo wixii hoos yimaada, waxa ina baaba’shay oo shaqsiyaddeena hoos u dhigay waa raadinta aan raadinayno lacagta,...

“Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q23AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

"Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" Q23AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal"Haddaan sii amba qaadno qormadii taxanaha noo aheyd ee "Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" tii hore waxaan kusoo qaadannay Abwaan Carabow Maxammad...

TAKOOR IYO TACADDI Q1AAD: “SIYAABAHA KALA DUWAN EE TAKOORKA SOOMAALIDA”

TAKOOR IYO TACADDI Q1AAD"SIYAABAHA KALA DUWAN EE TAKOORKA SOOMAALIDA"Hassan Mudane iyo Cabdiraxiin H. GalayrArrarQoraalkani waa mid soo koobaya takoorka Afrika, si gaar ahaaneed waxa uu muuqaal guud ka bixinayaa...

Labiskaan iyo afkaan maba is lahan abaayo!!. (Sheeko gaaban)

                              Labiskaan iyo afkaan maba is lahan abaayo!!.(Sheeko gaaban)Waxaan u socday Masjidka waxaan u dag dagayay salaad Maqrib, indhahayga ayaa waxay si lama filaan ah ugu dhaceen laba gabdhood...

SHEEKOOYIN