Qormooyin

Warqad Furan. Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

بسم الله الرحمن الرحيم Warqad Furan  Ka: Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVMColumbus, Ohio, USA Ku: Mudane Maxamad Sheekh Cismaan JawaariGuddoomiyaha Baarlamaanka SoomaaliyaMuqdisho, Soomaaliya Mudane Maxamad Sheekh Cismaan Jawaari, السلام عليكم ورحمة الله...

HANNAANKA DAMBIGA: DAMBI LA’AAN ILAA DAMBI W/Q: Hassan Mudane

HANNAANKA DAMBIGA: KA SOO BILLOW DAMBI LA'AAN ILAA DAMBIفَطَوَّعَتْ لَهُ نَفْسُهُ قَتْلَ أَخِيهِ فَقَتَلَهُ فَأَصْبَحَ مِنَ الْخَاسِرِينَ(Surat Al-Ma’idah Ayat 30)Sidee qofka dambiile ku noqon karaa? Ficiladiisuna ay isku beddali...

WADDADA SUUBBAN Q2AAD W/Q. Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

WADDADA SUUBBAN  Q2AAD "Islaamku waa manhaj iyo hannaan dhisaya qeyb kasta oo nolosheyna ka mid ah waana risaaladii u dambeysay ee ka timaadda  xagga "Eebbe" (S.W.T.).Islaamku waxuu dejiyay nidaam iyo Xeer,...

“Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q22AAD. W/Q/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

"Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" Q22AAD. W/Q/ Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal"Haddaan sii amba qaadno qormadii taxanaha noo aheyd ee "Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" tii hore waxaan kusoo qaadannay Abwaan Carabow Maxammad...

“Safarkii Alle doonka, Curis cilmiyeysan! W/D: Xasan Cabdulle Calasow, Shiribmaal.

"Safarkii Alle doonka, Curis cilmiyeysan! W/D: Xasan Cabdulle Calasow, Shiribmaal.Oday ayaa wiil yar dhalay, dabadeed wuxuu siiyo ayow waayay, oo hugi ama hunguri ah "xoola ma qabin" "Beerna ma tacban jirrin"...

Haybtayda ayaa la igu nacay! Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Haybtayda ayaa la igu nacay! (Sheeko gaaban) Waxaan daganaa Xaafadda Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid, magaalada waa Muqdisho, Dukaan ayaan ku lahaa isla xaafaddaas, dhalinyarana waan ahaa usoo baxay waqtigiisa markaa,....

XASIL OO ILA GARO (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Dhaawaca: Q38aad                                                           ...

“Wadka aan ka weeciyo, Dhacdo dhab ah!” W/Q: Ibraah Ismaan Afrax

"Wadka aan ka weeciyo, Dhacdo dhab ah!"Waa habeen gudcur ah. Ma jiro iftiin aan aheyn xiddigaha ku shaqlan cirka. Meeshu waa duur, jid bacaad ah baa dhex mara oo...

“Waddada Suubban. Q1AAD W/D/ Xasan Shirib-maal

"Waddada Suubban" Q 1AADHaku Mashquulin Firqooyin, Ee Naftaada Ku Mashquul!""Sharafta iyo Ahmiyadda  Axaadiista Rasuulkii "Eebbe"   Muxamed(S.C.W) Qiimaha ruuxiga iyo Aadaabeed Ay leeyihiin ka Sokow, Waxaa weyneya oy Sharci u tahay...

SHEEKOOYIN