Ina Cubtan

222 articles

Marwo Soomaaliyeed baa haldoorradeeda ka mid ah! W/Q: Nasra Bakaal

Marwo Soomaaliyeed baa haldoorradeeda ka mid ah!   Xilli fiid ah bey ahayd. Aniga iyo socoto kale, waxaan ku sugnayn qeybta duullimaadyada caalamiga, ee garoonka Atatürk Istanbul. Wuxuu qof walba ku...

Dib u noqo W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Dib u noqo Horay waxaa loo yiri: nin aan dhul marin dhaayo ma leh. Murti in aan micneeyo aqoonteed ma lihi, laakiin, waxaan is leeyahay; qofku haddii uusan dhaafin meeshii...

Tirsigii 38aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha maarso.

Tirsigii 38aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha maarso.   Waxaan idin la wadaagaynnaa; tirsigii 38aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha maarso.   Wargeyska bishan waxaad ka heli...

NAQDIGA: Hufidda aragtiyaha‏ W/Q: Naciimo Xasan Xuseen

NAQDIGA: Hufidda aragtiyaha‏   Naqdigu waa: in la faaqido hadalka, oo kiisa san laga sooco kiisa xun. Si kale, haddii loo eegana wuxuu noqon kara: in aragtida qumman laga sooco midda...

Ma noolayaasha aan la noolahay! W/Q: Ramla Gobdoon

Ma noolayaasha aan la noolahay! Ma aqaan qaabka aan ku saaxiibnay iyo goortaba, waxaanse xusuustaa in anigoo 10jir ka yar aan la saaxiibay. Xilligaa oo ey saaxiibtinnimadeennu billow eheyd iyo...

Gabayga: “Dhallintu ha tegin yeeli mee!” Curiye; Maxamad Tokiyo

Gabayga: "Dhallintu ha tegin yeeli mee!"   Ta'da gabayga waa iga xirneed tan iyo waagiiye Waa taad laheeydeen maxaa Tookiyii helaye Markaan tookha faankeeda iyo tororogteed diiday Iyadoo tabaaleeysan beey eegga ii...

Tahriibka tacsiyo kaliya ku ma filna! W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Tahriibka tacsiyo kaliya ku ma filna!   Ugu horreyn, waxaan murugada la qaybsanayaa, dadka ay ehelkoodu ku dhammaadeen badda, dadkaas dhintay qaar aan garanayay waxay ahaayeen kuwo jaamacado ka baxay, oo...

Ha murugoone; mayal adayg! W/Q: Bashiir M. Xersi

Ha murugoone; mayal adayg!   Bulsho naga dilan, nagana liidata ma filayo, in ay ifka dulsaaran tahay. Qaylo u joog iyo waxaan nahay wada war waa wareey! Ka ma arrinsanno, ka mana...

Soohdinta siyaasaddu seeto ma aha! W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Soohdinta siyaasaddu seeto ma aha!   Soomaalidu asal ahaan waa reer guuraa, taariikhdooda waxaa ka buuxa, is dil iyo colaad, ha yeeshee, weligood waxay ahaayeen kuwo aan ka la xirneyn, oo...

Gabayga Alla bari Curiye: Abwaan Cabdi Yare Xasan Muuse

  Gabayga Alla bari 1. Awood badane Eebbow adaa, Uunka maamula’e 2. Intaan nuuxsanayn iyo intaad, Ruuxda ku afuuftay 3. Adigay addoon kuu yihiin, Gebi ahaantood’e 4. Ukun duuban iyo meelo...

SHEEKOOYIN