Tifaftiraha

481 articles

HOOBALKII HOOBALLADA KOONFUREED: QAASIM HILOWLE (1923 – 1/6/1984)

HOOBALKII HOOBALLADA KOONFUREED: QAASIM HILOWLE (1923 – 1/6/1984) Barreyaasha ugu waaweyn ee dalkeenna ayuu ka mid ahaa Abwaan Qaasim Hilowle markii loo eego dhinaca suugaanta. Abwaanku wuxuu ku dhashay Magaalada...

Maansada Soomaali-baan ahay W/C:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Maansada Soomaali-baan ahay Maansada soomaali-baan ahay, waa maanso aan shalay ka soo jeediyey xus iyo xasuus aan u sameynay dharaaraha Cawaale (Calanka iyo xornimada), laga soo billaabo 26-juun ilaa shalay...

KAYMADOOW FALAN-QEYN KOOBAN W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

KAYMADOOW FALAN-QEYN KOOBAN Dhiganahaan “KAYMADOOW” ee uu qoray, qoraa: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi), Waa sheeko maanfur ah, kana waayo warramysa, dhacdo soo martay sooyaalka ummaadda Soomaaliyeed. Waa sheeko ku suntan...

Wakiilka AGA ee waddanka Sweden oo kala hadlay Soomaalida Norwey daryeelka Afka-soomaaliga

Wakiilka AGA ee waddanka Sweden oo kala hadlay Soomaalida Norwey daryeelka Afka-soomaaliga Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) ee waddanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo magaalada Skien ee dalka Norway...

Dabacsanaanta iyo dowrka dhallinyarada W/Q:- Jamaal Cabdinaasir

Dabacsanaanta iyo dowrka dhallinyarada Nolosha qiimaheeda inaan garanno waxaa inoogu filan in awoodda dabacsanaanta aan adeegsanno oo aynu ka gudubno muranka dilaaga ah. Dabacsanaantu waa miciyaarka xilkasnimada, sidoo kale waa...

Dhaqan-gelinta kasmo nafeedka W/Q:- Nimco Mustafe Isxaaq

Dhaqan-gelinta kasmo nafeedka W/Q:- Nimco Mustafe Isxaaq Marka hore waxa iswaydiin mudan Cilmiga barashada naftu waa cilmi noocee ah, muxuu qabtaa, waa maxayse himiladiisu, ma yahay cilmirumaysan kala duwanaanshaha qofeed,...

Ubaxii jannada W/Q: Guryasame Cabdi Maxamed

Ubaxii jannada W/Q: Guryasame Cabdi Maxamed Waa casarliiq libdhadu godka u sii iilanayso. Goobta shaqada ayaan ka soo rawaxay. Sawaxankii shaqada iyo amarradii tira badnaa ee mudanahayga ayey maskaxdu la...

GORFEYNTA MAANA-FAAY W/Q:- Xuseen Maxamed Cabdulle ”WADAAD”

FALAQEYNTA MAANA-FAAY MAANA-FAAY.... Waa Buug Sheeko-faneed casriya, soona ifbaxday xilli baahi loo qabay. Waxa ay aheyd tii nooceeda ugu horreysay deegaannadeeda, waxayna noqotay curaddii sheeko qoraaleedka casriga ah ee soomaalida, waxaa...

JID-CUSUB, Falaqeynta GASO, GANUUN iyo GASIIN W/Q:- Dr, Cabdirashiid M. Ismaaciil

JID-CUSUB, Falaqeynta GASO, GANUUN iyo GASIIN Jid-Cusub Gaso, Ganuun iyo Gasiin, markaan buugan qacanta ku dhigay, erey kasteba waan dul istaagay. Dhowr daqiiqadood ayaan maanka ku ruxay, si wax uga soo...

SHEEKOOYIN