Maamulka Laashin

1794 articles

Dhiganaha “Kula-Lihi” Faallo; Maxamed D. Ciise

Kula-Lihi. Faallo; Maxamed D. Ciise                     Hordhac. Sheekofaneeddaani “Kula-Lihi” waxay raacaysaa jidka cusub iyo habtabinta masraxiyadda cusub ee uu daahfuray Buuni Cali Jimcaale Axmed. Waxsoosaarkiisii 'Gaso, Ganuun iyo Gasiin' ayuu Buuni Cali Jimcaale...

Xuska Waalidku Marna Waa Xusuus Marna Waa Xiriirin W.Q. Ina Cubtan

Xuska Waalidku Marna Waa Xusuus Marna Waa Xiriirin Axadsan   Maajo 05, 2018, lix sano ayey sii mootan tahay hooyadey Faadumo Xersi Cabdi 'Cubtan' Eebbe Weyne ha u raxmado, jannadiisana ha ugu...

Xarunta Faarax Shuuriye oo Daahfurtay Keydka Qoraa C.Qaadir Aroma

Xarunta Faarax Shuuriye oo Daahfurtay Keydka Qoraa C.Qaadir Aroma                           Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Faarax Shuuriye, ayaa hawada soo gelisay mareeg wata magaca qoraa C.Qaadir ‘Aroma’. Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Faarax Shuuriye...

Hambalyo Bisha Ramadaan

  Waxa bilanaysa bishii Barkhadeed ee Ramadaan Beri oo Isniin ah dhammaan bulshooyinka Muslimiinta. Bahda Laashin waxay hambalyo u direysaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed meel ay joogaan dal iyo Dibad. Hambalyo Eebbe haynaga...

Taf aan dhalin dharabi ma qabato Q3AAD

Taf aan dhalin dharabi ma qabato Q3AAD Markii Islaantii wiilka Umulisay wiilkii ogaatey inuu xog mooge yahay ayay tidhi. Wiiloow godob baan kaa galay adiga iyo hooyadaaba, Aabbahaa ayaanna igu jujuubey...

Taf aan dhalin Dharabi ma qabato Q2AAD

Taf aan dhalin Dharabi ma qabato Q2AAD. Haweenaydii waxa ay yeeshay dhagartii loo hadoodiley, Tii la rabayna waxa ay u riyaaqday in loo dhacay ilmo aysan dhalin. Dhibka oo dhana waa...

Taf aan dhalin dharabi ma qabato Q1AAD

Taf aan dhalin dharabi ma qabato Q1AAD Dhacdadan waa dhacdo dhacday Qarniyaal ka hor waxaa iiga sheekaysay Hooyaday Eebbe haw naxariistee. Ninbaa qabay laba Xaas midna waa u jeclaa oo farxadeeda...

Wardi Joogteyn Mudan! W/Q: Ibraahin Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’

  Wardi Joogteyn Mudan! W/Q: Ibraahin Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’ الذكر للقلب مثل الماء للسمك، فكيف يكون حال السمك إذا فارق الماء؟" — شيخ الإسلام ابن تيمية” "Wardigu waxa uu lubbiga ugu...

Kulanka Laashin ee sagaalguuradii Laashin

Habeenkii ay bisha september ahayd kow ayaa waxaa sagaal jirsaday madasha Laashin oo aas aaskeedii laga joogo 9 dabshid.Hoyga raadraaca dhaqanka iyo suugaanta ee Laashin ayaa waxaa la aas...

SHEEKOOYIN