Maamulka Laashin

1794 articles

Falanqeyntii Gardaadiye W/Q: Cabdikariin Cabdulle (Abkoow jallaato)

Waxaa habeennimadii  Axadda ee 14/05/2022 ka qabsoomay Barta Zoomka  madal lagu lafa gurayey dhiganaha Gardaadiye ee uu Qoray Laashin Xasan Cabdulle Calasoow(Shiribmaal). Dhiganahan ayaa waxaa isku soo dubariday lafagurkiisa maamulka Hoyga...

Faallada dhiganaha Garbaduub W/Q: Shaafici Macallin Axmed

Falanqaynta dhiganaha Garbaduub Waa maxay sheeko faneed? Sheeka curintu ama sheeko curintu waa dhigaal isugu jira tix iyo tiraab una badan tiraab waxaa na looga gol-leeyahay in lagu uruuriyo erayada mugga...

FALANQEYNTA DHIGANAHA GARBADUUB W/Q: Drs:Farax Sheekh Cabdirisaaq ” Zedra Sheekh”

FALANQEYNTA DHIGANAHA GARBADUUB Sheeka faneedka buugga Garbaduub waa dhiganihii ugu  mugga cuslaa uguna xiisaha badnaa ee la curiyo waayahan aynu joogno inuu yahay waxa sida caddo needhi ah kuu tusaysa...

Wariye iyo Warbaahin Q4AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Wariye iyo Warbaahin Q4AAD Gefafka Wariyayaasha . Xeeldheerayaasha bartay aqoonta iyo ogaalka warbaahinta isla markaana ammin badan ku soo dhax jiray  iyagoo  kaashanaya waayo aragnimadda aqooneed iyo meertooyinka ku gadaaman qaababka kala...

Faallada Dhiganaha Garbaduub

  Faallada dhiganaha Garbaduub Dhiganaha Garbaduub waxa uu si farshaxanimo inoogu soo werinayaa dhacdooyin qadhaadh iyo dharaaro murugo oo aynu soo marnay waxa uu hab sheeko ah inoo dhex gaynayaa bahalnimadii,...

Dood aqooneed ku saabsan Far- soomaaliga

Dood aqooneed ku saabsan Far- soomaaliga Maalinnimadii axadda ee ku beegnayd 05/06/2022 ayaa hoyga raadraaca dhaqanka iyo suugaanta ee Laashin soo abaabulay, dood aqooneed ku saabsan, hannaanka Far-soomaaliga oo halkudhigeedu...

Tacsi Tiiraanyo Leh:Haldoor Siciid baa naga hooyday(AUN)

 Qofnimadii Qoraa Siciid(AUN) Waxaa xalay oo ku beegnayd 09/06/2022 ku geeriyooday magaalada London ee Carriga ingiriiska Qoraa Siciid Jaamac Xuseen Eebba  haw naxariiste.Siciid Jaamac Xuseen(AUN) waxaa uu ku dhashay, Gobolka...

Falanqaynta dhiganaha LAABTA KASOCO:«dareen iyo garasho»

Falanqaynta dhiganaha LAABTA KASOCO:«dareen iyo garasho» Waxaa la isku raacsanyahay waxtarka iyo dheefta qoraalku uu bulshooyinka u leeyahay, waanna  sababta ogaalka(Cilmiga) iyo aqoontuba ku gaaraan jiilaalka danbe. Cali bin abii daalib...

Wariye iyo warbaahin Q3aad. W/Q :Yaasiin Xasan Muuse 

Wariye iyo warbaahin qaybtii 3aad. Qormaddeena maanta waxaan ku eegaynaa maxaa ka mida dhibaatada ay wariyaashu la kulmaan? Wariyaashu marka ay xayndaanbka saxaafadda iyo xarumaha warbaahinta lugta la soo galaan waxa...

Wariye iyo warbaahin.Q2aad.  W/Q. Yaasiin Xasan Muuse. 

Wariye iyo warbaahin.Qaybtii 2aad.  W/Q. Yaasiin xasan muuse.  Marka laga yimaado aqoonta iyo hibbadda qofka wariyaha ah uu gaarka u leeyahay, waxaa jira  qoddobo kale oo lama huraan ah oo...

SHEEKOOYIN