Maamulka Laashin

1782 articles

Ka daa ha taaban nabarka caashaqa Qaybtii 3aad W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Ka daa ha taaban nabarka caashaqa Qaybtii 3aad Waxaa si kadisa labadayda dhinac u soo fadhiistay Shankaroon Axmed sagal iyo Sahro Siyaad oo labadooduba ka mid ahaa hobaladdii dalkeena  caanka...

Sidee loo qoraa sheeko xiiso leh? W/Q: Maxamed Haybe Axmed.

Sidee loo qoraa sheeko xiiso leh? Marka hore Illaahay baa mahad leh, kaasi oo i abuurey, iguna galladey nimcadda qallinka. Waxaa la sheegaa maanta, iney tahay qarnigii sheeko qorista. waxaa...

Indhaceel Daamey Raage iyo Weerarkii Talyaanigii Buuloburte, Maarso 27, 1916.

Indhaceel Daamey Raage iyo Weerarkii Talyaanigii Buuloburte, Maarso 27, 1916. Qeybta 1-aad: Weerarka ka hor.   Xogta qoraalkan waxa aan ka soo guuriyay warbixin uu Abriil 18, 1916, Muqdisho ka...

Falanqeynta dhiganaha: Garoob iyo Godob rageed .

Falanqeynta  dhiganaha: Garoob iyo godob Rageed               Dhiganaha Garoob iyo Gadoob rageed Qaybta koowaad. 146 bog/73 baal Qaybta labaad. 135 bog/68baal. Qoraayad: Nimco Nuur. Madbacadda:Ileys publischers Dhigane walba iyo qoraal walba oo aad  aqridaa, haddii...

Abaalmarinti Haldoorka Laashin 2021

Abaalmarinti Haldoorka Laashin Hoyga raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta  ee Laashin oo ka kooban Mareeg lagu baahiyo qoraallada iyo madbacad  soo  saarta dhiganayaasha ayaa habeenki 26/12/2021 waxa ay qabtay kulan balaarran...

MIRIAM MAKEBA; ‘MAMA AFRIKA’ Cabdinaasir Xiddig

MIRIAM MAKEBA; MAMA AFRIKA "Gabdhaheennu waa hooyooyinka soo socda ee bulshadeenna, waana la-gama-maarmaan in aan ku dadaalno wanaajintooda" "Waxaan ilaashaday dhaqankayga, qofnimadayda iyo muusiggayga, markaas baan noqday astaanta iyo tusaalaha afrikaannimada" "Waxaan...

Ka daa ha taaban nabarka caashaqa Q2AAD, W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Ka daa ha taaban nabarka caashaqa Q2AAD Abwaanka waxaan weydiiyay dhowr waydiimo oo kala duwan, balse dadkii goobta ila joogay iyo adigan akhristaha ahba waxaa laga yaabaa inay maankiina ku...

Guumays mise gashaanti loo han waynwaynyahay ? W/Q:Maamo Dahabo Xasan Guure

Guumays mise gashaanti loo han waynwaynyahay ? "Guumays" waa erayga kaliya ee aan oran karo waa hubka loo adeegsado gabdhaha ee gumaada isagoon dhibic dhiiga ka keenin korkeeda. Ha beensan...

Waan hadli kari waayey! W/Q Maxamed Haybe Axmed

Waan hadli kari waayey! Maalin maalmaha ka mid ah, ayaa soo raacey bas u baxa Xaafadda Sheeddaha ee magaaladda Hargeysa. Duhur ayaa lagu dhuftey. Waa xilli dadku soo wada rawaxaan....

SHEEKOOYIN