ARXAN-GOYS Q-5AAD
Faafaha
karoonuhu wuxuu noqday mid gebigiisaba nolosha aadanaha qabbiray (karaantiilay)
wax walbana waddadii ay ku agaasinnaayeen mid ka duwan ku hadaafiyey. Kala bar
aadanaha, kuwii baraaraha ku noolaa ee heystay deegaan...
ARXAN-GOYS Q-3AAD
Fal walba oo jiraalka carra'edeg ka dhaca iyo walaahow kasta ee ku yimaada Aadanaha iyaga ayaa sabab u ah, ma jirto qaddar timaada sabab la'aan. Aadanuhuna waa maamulayaasha...
ARXAN-GOYS Q-2AAD
Ha i taaban!
Jiidaal gaaban markii aan socday ayaan tallaabada hore u qaadi waayay, isla jeerkaasna waxaan helay meel waddada dhinaceeda ah oo lagu bejin karo. Dareenkii aan ku...
INTEE NALOON WADAA?
Waxaa dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan fajac ku noqotay wax aan ab iyo isir u laheyn, sida kufsi wadareed carruur loo geysanaayo, meyd la...
ARXAN-GOYS Q-1AAD
Waabaa
beryay aan bilicsammeyn, waa arooryo aan suubbaneyn. Waa goor hiira-huraad ah, cadceedduna
ay dhulka u qeybisay fallaaro aan falxad iyo yiddiilo u sidin aadanaha ku
dhaqan carra'edeg (adduunka). Qaddarta Eebbe...
Ma jiro qof adduunka baaqi ku sii ahaanaya, mana jiro ruux Eebbe hibo iyo oggolaansho u siiyey inuu sii noolaado. Aadanuhu mar walaba wuxuu u tooghayaa oo uu suge...