Kula lihi! Q-3AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle ”WADAAD”
Waryaa hooy-hooy, adigaan kuu maqanahay ee i af-garo? Aanse haddana ku weydiiyee weli ma i siisay warbixin aan garan karo?...
Guur-bursi
Waa duhur fallaaraha qorraxdu, si dhammaystiran dhulka ugu soo fooraraan. Kursigiisii ku sii jeeday dhanka laamiga ayuu soo wareejiyey. Kursiga wuxuu ku soo beegay halka uu maankiisu u aroorsan...
KULA LIHI II (b)
Waaba wax aan la maqal oon la arag. Anigu waa gartaye, adigu ma garatay kuwaas codka dheer? Yaaba ii jawaabayo, waa uun adigu isa su’aal. Waa...
Cawo Sheyddaan! Q-2AAD
Marna ma awoodo inaan weydiiyo ama aan is weyddiiyo sababta magaceygu uu meesha ugu qoran yahay, sina waan u faraxsanahay sina culeys baa i saaran oo...
KULA LIHI II (a)
Maxaad i tiri: ”madaxaaga ilaasho?” Madaxu jirkoow ka mid yahay ee maxaad gaar ugu yeeshay? Kuye: ”Anba ma ogiye sideeda u qaado”. Wax uusan ogeyn muxuu...