ARXAN-GOYS Q-7AAD
Dooddeynu hadda waa isku dhacday, marar badan ayaanse ku sigannay inaan kala awdanno oo aan safaaradaha kala qaadanno, haddana aadanuhu waa hadal quute, imaaduhuna waa arrin keene, balse,...
RUUXI RAAYA MA RAAGO!
Waa hal-ku-dheg laga soo guuriyay xikmadaha ay Soomaalidu caanka ku tahay. Oraahda waxay asalkeedu ahayd: NINKI ROONI MA RAAGO, taas oo erayga NIN loola jeedo lab...
RUWAAYADII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY? Q-3AAD
Xaaji Daaddihiye asagoo ordaya ayuu gurigiisii ku laabtay, asagoo ka xanaaqsan warka uu Faras ka soo maqlay, waxa uuna ku dhexdhacay reerkiisii.
Xaaji Daaddihiye:...
RAJADII LUNTAY EE KAYF!
Goor sheegta wakhtiga afrikada bari waa 3:30 galabnimo, ammintaan waxaan kasoo kacay hurdo, salaaddii casar markii aan dukaday ayaan hoos u degay, si aan jawiga galabnimo...
𝗦𝗼𝗼𝗸𝗼𝗼𝗯𝗶𝗱𝗮 𝗯𝘂𝘂𝗴𝗴𝗮 𝗡𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗶𝗶 𝗦𝗶𝗹𝗹𝗼𝗼𝗻𝗲𝘆𝗱
Waxaan akhriyay ammin fiicanna oo aan ku jiray, sidoo kalena, aan nasiino ku helay: buugga NOLOSHII SILLOONEYD. Waa buug aan akhrintiisa u hammuun qabay, aadna aan...
Dabre, dabrane iyo dabar fure!
Markii ay dadka xaqa ku taagani ka aamusaan baaddilka, ayey qoladii baaddilku moodaan in ay iyagu xaq ku joogaan. Cali ibnu abii dhaalib (AHRN)
Bulsho...
Sanadihii Dugsiga Faarax Oomaar Q-1AAD
Markaan ka gudBay dugsiga dhexe ee Guryo Samo, waxaan go’aan saday inaan fasalka 9-aad ka boodo oo aan u gudbo kan 10-aad. Sabab gooni ah...
HADDEYNAAN GARAADSAN MA GARWAAQSAN DOONAAN!
Umadda soomaaliyeed oo muddo dheer ku soo jirtay jahawareer, dawlad la’aan iyo fawdo waxa ay soo martay xilliyo kala beddelan iyo duruufo kala duwan. Waabaa...