GOOS-GOOS dhiganaha ARXAN-GOYS
Waabaa beryay aan bilicsameyn, waa arooryo aan suubbaneyn. Waa goor hiiro ah, cadceedduna ay dhulka u qeybisay fallaaro aan falxad iyo yiddiilo u sidin aadanaha ku nool...
ABABINTA TOOSAN
-Ammaan iyo iimo wixii aan ku arkay-
HORDHAC:
“Talo adiga ayaa ku nool ee iyadu kuguma noola” waa murti dhaqameed ay adeegsadaan indheergaradka Soomaaliyeed. Waxaa aad ii soo jiitay magaca...
WALAALIHII WAX DHEEFKU KALA GEEYAY!
Way agoontoobeen. Aabbahood ayaa dhintay goor aan fogeyn. Waa laba wiil oo kaalmo gal ah, balse, kuma jiro mid reer leh oo gasar iyo goof...
DHAQANKA RUUXIGA AH EE SOOMAALIDA!
TIMAHA LAMA SHANLEEYO HABEENKII:
In timaha la shanleeyo habeenkii, waa arrin halis badan, waa sida dhaqan ruuxiyeedka Soomaalidu sheegayee, waxaa la sheegaa in haddii habeenkii...
XEERKA ABTIRSIINTA ERAYGA AF SOOMAALIGA” sida aan u arko oo kooban
Horumar kasta ee ay bulsho gaarto wuxuu ku jaango’an yahay hadba tayada aqoonleyda iyo hoggaankeedu ay leeyihiin. Si loo...
Toddobaadka Dhaqanka ee LAASHIN
Caasimadda labaad ee waddanka Denmaag, magaalada Aarhus waxa ka qabsoomay bandhig-dhaqameed ay soo qaban-qaabiyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Aarhus iyo Hooyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta...