Xasan Cabdulle

387 articles

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-3AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Beljamka: Q-3AAD Goob lagu iibiyo wargeysyada Belgium ayaa ku xigtay oo iyaduna soo saartay: "Nieuwe Tijdingen" qarnigii 16-aad, gugiisii 16-aad. Faransiiska Dalka Faransiisa wargesykii ugu horreeyay waxaa lagu magacaabi jiray: (the Gazette...

TIRAAB-CURINTA TOOLMOON Q-1AAD W/Q: Siciid Jaamac Xuseen

TIRAAB-CURINTA TOOLMOON: Afsoomaali sax ah oo qoristiisa la laasimo, hodonnimo af oo si weyn loo hanto, hab iyo hannaan toosan oo had walba la adeegsado, niyad iyo rabitaan aan marna...

Baalal-rogidda dhiganaha Jasiiraddii Nabadda W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

Baalal-rogidda dhiganaha Jasiiraddii Nabadda  Qoraaga dhiganaha Jasiiraddii Nabadda: Nimco Noor. Bogagga iyo baalasha dhiganaha jasiiraddii nabadda: 65-bog. Sawirrada ku jira dhiganaha gudihiisa: 33-sawir iyo kuwa yaryar oo qoraalka ku...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-2AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Xasan Duusoos”

Warkeenidda: Sida aan soo bidhaaamiyey nooluhu waa ay hadlaan, hadalkaasna kolba baahida amminka iyo goortaas loo qabo ayaa xiiso u yeesha. Sida aan ognahayba caalamka waxaa loo qeybiyaa seddax qeybood....

R O O X A A N W/Q: Siciid Jaamac Xuseen

R O O X A A N! Cirka caad laguma arko. Laan ruxmaysaa dhirta yar ee tuulada ka dhex taagan kama muuqato. Haad duulayaa ma jiro. Xilligu waa jiilaal laga...

GORFAYNTA: GACAL IYO GAYAAN W/D: INA CUBTAN

GORFAYNTA: GACAL IYO GAYAAN W/Q: INA CUBTAN GACAL IYO GAYAAN waa buug sheekeed kuwii la qoray gu’yaashan dambe mid ka mid ah kuwa ugu muca iyo macnaha weyn, marka aad...

KULA LIHI Q-8AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

Galool: War kuwaanina, maxa ay ahaayeen? Ar ”ku hadla af la yaqaan mid Carab iyo Cajab kuu doonaba ha ahaadee!" Jaalle: Macallin, kan intaas naga soo galay ”shabtiisa leenba...

DHAAYAHA SAXAADDA Q-1AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

DHAAYAHA SAXAADDA Q-1AAD U sheeg dadweynaha waxaad aabbahaa iyo hooyadaa u sheegi laheyd! Gogoldhig Sooyaal saxaafadeedkani waa sheeko-cilmiyeed lagu lafa-gurayo saxaafadda guud iyo tan gaar ahaaneed ee waddankeenna soomaaliyeed. Waxaa si aqoon...

SHEEKOOYIN

Cart
  • No products in the cart.