MARCUS GARVEY
Waxaa qoray Cabdinaasir Xiddig
Waxaa lagu tiriyaa in uu ka mid ahaa dadkii ugu horreeyay ee ka dhiidhiya addoonsigii lagu hayay dadka madow ee qaaradda Ameerika. Wuxuu si caalami...
Dr. Afrax Ma Dhiman
W.Q. Maxamed D. Ciise
Dr. Afrax wuxuu ahaa "Qofkii soo saaray wargeyskii ugu horreeyay ee af Soomali ku soo baxa, kaddib markii la hirgaliyay far Soomaalida." Mustafa...
ABWAAN BARRE MAXAMED FIIDOOW (LEENTO)
"Waajib adiga kuu yaal dadyahow, U.N. ha u dirane
Is la yaaba gobi waa middii, yac is tiraahdaaye".
Barre Maxamed Fiidoow oo Leento lagu naanayso waa...
DAGAALKII ADWA
1896
"Dagaalkii Adwa wuxuu ahaa mid ka mid ah dagaaladii ugu caansanaa ee uu Talyaanigu ku galo Afrika. Wuxuu u dhaxeeyay Boqortooyadii Xabashida iyo Imbaraadooriyaddii Talyaaniga. Ku dhawaad...
SADDEX-XAGALKA SHEEKO QORISTA
.........................................
Sheekooyinka la hal'abuuro iyo kuwa la hal'uruuriyo (fiction and none fiction) waxa ay leeyihiin habab loo tebiyo ama loo weriyo, ama dheh habab loo sheego. Si gaar...
GUY DE MAUPASSANT iyo LABO SHEEKO
Guy de Maupassant waxa uu ahaa qoraa Faransiis ah oo aan qorista iyo falkinta sheekooyinka gaagaaban laga ga dabadhufan. Waxa uu noolaa 1850-1893.
Sheekooyinka uu...
KULA LIHI| Q-23AAD
Hubsiino ayaa la yiri
Hal baa lagu doorsadaa
Waxaanad hayn
Adoo ka haraa habboon.
Hubsiinadu, iyadu waa muhiim. Wax aadan hubin lagama falceliyo. Ha ku kadsoomin halkaan, micnuhu maahan hammi iyo...