FARXADDA QALBIGA
Ma ogtahay in farxadaaddu ay ka timaaddo qalbigaaga, markasta oo qalbigaagu yahay qalbi nadiif ah, waxaa fududaanaya in farxadda qalbigaaga ku jirta ay ka muuqato wajigaaga. Markasta oo...
GARO UJEEDDADA NOLOSHAADA
“Labada maalmood ee ugu mudan noloshaadu waa maalinta aad dhalatay iyo maalinta aad garatid sababta aad u dhalatay” (The two most important days of your life: the...
ANIGA IYO MUQDISHO (Q2AAD)
Ha yeeshee, muddo yar ka dib waxa aan ku baraarugay xaqiiqda dhabta ah iyo waayaha runta ah ee ay Muqdisho iyo dadkeedu dhexjibaaxayaan. Bartay oo arkay...