Qoraallo

JIR DHIS IYO MASKAX DHIS W/Q. Ahmed Hayow

Jirka waxaa lagu dhisaa jimicsi, Maskaxdana in laga shaqeeysiiyo. Wax yaabaha deg deg maskaxda u dhisa waxaa ka mid ah chessboard "shataranjiga" ama isakaakada, waayoo qofka ciyaaraaya maskaxdiisu waxay ku...

DHAQANKA IYO AQOONTA. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

DHAQANKA IYO AQOONTA Dhaqanka iyo Aqoonta waa labada dabeecad ee ugu saamaynta balaaran Noolaha Bani Aadamka, iyada oo labadaas uun lagu cabiro Shaqsiyadda Qofka, dhinaca ay tahay wanaag iyo xumaanba,...

Xoog doofaar lagu ceyrshay!.

Xoog doofaar lagu ceyrshay!. Waa qormo dhab ka hadal ah oo soo gudbineysa fikir ii gaar ah oo aan filayo inuu yahay mid aan xaq u leeyahay soo jeedintiisa, kaas...

Nolosheyda iyo Xijaabka W/T: Iqra Cabdirashiid

Nolosheyda iyo Xijaabka Aad baan u yaraa, markuu dhacay kacdoonkii islaamiga ahaa ee dalka Suudaan ka dhacay 1989-kii, mana xasuusto wıxıı dhacay, balse waxaan si fiican u xasuustaa walaalshey, oo...

Sinnaanta RAGGA iyo DUMARKA maxaa hortaagan?! W/Q; Ramieza Mahdi

Sinnaanta RAGGA iyo DUMARKA maxaa hortaagan?!   In badan waxaad maqleysaa, haweenku waa laf-dhabarka bulshada, balse, waxa loola jeedo Laf-dhabar ma fahmin, marba haddaan loo oggoleyn qaddarin iyo ixtiraam banii Aadamnimo iyo iney...

Hab dhaqan xumada bulshadeenna! WQ: Ramla Gobdoon

Hab dhaqan xumada bulshadeenna!   Marka u horreyso, waxaa qalbijab iyo ayaandarro ah, in xumaheennu uu ka badnaado wanaaggeenna. Hubaal, in waxyaabo qaar wanaagsan aan leenahay, balse, mar walbo waxaa muuqdo,...

Yaa Khaldan? Yaase Dulman? Q. 136-140aad. W/Q. Ahmed Hayow

Salaadi subax ayaa Raage laga furay mishiinki ku xirnaa, hadalki u horeeyay ee uu hadlo wuxuu noqday: "Abaayo cabitaan ii shub" Yaasmiin ayaa caano u shubtay, markuu cabayna waxaa...

Geedka iyo Garsoorka.

Geedka iyo Garsoorka.     Bulshada Soomaaliyeed waxay ahaayeen kuwo gob ah oo ka madax bannaan wax walba oo xuquuqdooda iyo sharaftooda liidaya,waxay lahaayeen, dhaqan gobeed qotodheer dhammaana ka soo horjeeday caddaalad...

Gurigii ilmaheyga miyaan dumiyey?!

Gurigii ilmaheyga miyaan dumiyey?! Waa farsamayaqaan, ku caan baxay, dhisidda guryaha waaweyn. Waa shaqaale, ka shaqeeya, shirkad ka mida shirkadaha ugu sumcadda iyo dhaqaalaha badan dalkiisa. Waa baarri, u dhaga fudud...

Dadow waa isu key qaban weyday ?!

Laba waa isu key qaban weyday ee dadow, maxaa ka khaldan isla xisaabtanka siyaasadeed ee Soomaaliya!?. Weydiimaha aan halkan idiin kugu soo gudbin doono waa mid war celintooda laga wada...

SHEEKOOYIN