Qoraallo

LAABTA KA SOCO (Faallo buug) qore: Maxamed D.Ciise

LAABTA KA SOCO   "Dareen iyo garasho"   Faallo buug Qore: Maxamed D.Ciise   Hordhac Buugga LAABTA KA SOCO, waa buug ka kooban Boqol iyo Kontan bog, una dhiganto Toddobaatan iyo...

IGU SHEEGA NIN WAALAN Q.6AAD

IGU SHEEGA NIN WAALAN  Sheeko Gaaban  Q.6AAD   Muna iyo anigu sidii aan horay u sheegay waxa aynnu noqonnay lammaane aad isu jecel oo har iyo habeen isku lammaan oo qofkii arkaa u...

KULA LIHI Q-23AAD| W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

KULA LIHI| Q-23AAD Hubsiino ayaa la yiri Hal baa lagu doorsadaa Waxaanad hayn Adoo ka haraa habboon. Hubsiinadu, iyadu waa muhiim. Wax aadan hubin lagama falceliyo. Ha ku kadsoomin halkaan, micnuhu maahan hammi iyo...

IGU SHEEGA NIN WAALAN Q.5AAD

IGU SHEEGA NIN WAALAN Sheeko Gaaban Q.5AAD   Qiyaastii afar bilood markii aan bishiiba labo jeer qaadka ka guranayay guriga Jake iyo Jane ayaan galab sidii caadada ahayd aniga oo qaad doon...

IGU SHEEGA NIN WAALAN Q.4AAD

IGU SHEEGA NIN WAALAN Sheeko Gaaban  Q.4AAD Markii aan xiisaddii soo bogtay baan kobtii ay igu ballamisay abbaaray. Intii aanan gaarin halkii la igu ballamiyay baan Muna oo halkii fadhida sheedda ka...

Falanqeynta Laabta ka soco W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Falanqeynta Laabta ka soco Bariidin waxa aan halkan ku soo bandhigayaa   falanqeynta, lafa gurka,  gorfeynta iyo baalal roga dhiganaha Laabta ka soco ee uu qoray Guddoomiyaha Hoyga raadraaca dhaqanka...

IGU SHEEGA NIN WAALAN  Q.3aad

IGU SHEEGA NIN WAALAN  Sheeko gaaban Q.3aad Bas wadiddu waa shaqo dhib yar haddana dhib badan. Waa dhib yar tahay oo baska un baad kaxaynaysaa oo bas istaagyada dadku taagan yihiin baad...

IGU SHEEGA NIN WAALAN Q.2AAd

IGU SHEEGA NIN WAALAN  Sheeko Gaaban Q.2aad   Markii aan magaaladan Perth imid waxa aan la amakaagay sida caadada akhrisku dadka dalkan u biyadhigtay nololmaalmeedkoodana uga mid noqotay. Waxa aan la anfariiray heerka...

QUUS WQ; Cabdinaasir Xiddig

QUUS Hooyo, waxaan ahay wiilkaagii yaraa. Haa, wiilkaagii aad sagaalka bilood uurka ku soo qaadday. Wiilkaagii aad gu'yaasha badan koolkoolinaysay, hab-baraysay, u heesaysay, huggiisa iyo hadal-bariddiisana aad waqtiga badan galisay....

IGU SHEEGA NIN WAALAN Q.1AAD

IGU SHEEGA NIN WAALAN Sheeko Gaaban Q.1aad Haddii falsafaddu tahay jacaylka xikmadda, akhrisku waa xikmadda qudheedi.   Sida Tolstoy inoo sheegay dhammaan sheekooyinka waawayn ee suugaantu waa labo midkood; “nin sadcaalaya ama galti degmada...

SHEEKOOYIN