Qoraallo

Ogaal wadaag! W/Q: Borofaysar Yaxye Sh. Caammir

Ogaal wadaag! Mucjisaadka Qur’aanka iyo Xisaabta! Waxaa dhab ah in maanta oo dhan aad hadasho, balse, hadalkaagu uunan lehayn miisaan Xisabeed. Waxaa dhacdo in qof uu qoro buug, maqaal ama...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-3AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Beljamka: Q-3AAD Goob lagu iibiyo wargeysyada Belgium ayaa ku xigtay oo iyaduna soo saartay: "Nieuwe Tijdingen" qarnigii 16-aad, gugiisii 16-aad. Faransiiska Dalka Faransiisa wargesykii ugu horreeyay waxaa lagu magacaabi jiray: (the Gazette...

TIRAAB-CURINTA TOOLMOON Q-1AAD W/Q: Siciid Jaamac Xuseen

TIRAAB-CURINTA TOOLMOON: Afsoomaali sax ah oo qoristiisa la laasimo, hodonnimo af oo si weyn loo hanto, hab iyo hannaan toosan oo had walba la adeegsado, niyad iyo rabitaan aan marna...

Baalal-rogidda dhiganaha Jasiiraddii Nabadda W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

Baalal-rogidda dhiganaha Jasiiraddii Nabadda  Qoraaga dhiganaha Jasiiraddii Nabadda: Nimco Noor. Bogagga iyo baalasha dhiganaha jasiiraddii nabadda: 65-bog. Sawirrada ku jira dhiganaha gudihiisa: 33-sawir iyo kuwa yaryar oo qoraalka ku...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-2AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Xasan Duusoos”

Warkeenidda: Sida aan soo bidhaaamiyey nooluhu waa ay hadlaan, hadalkaasna kolba baahida amminka iyo goortaas loo qabo ayaa xiiso u yeesha. Sida aan ognahayba caalamka waxaa loo qeybiyaa seddax qeybood....

R O O X A A N W/Q: Siciid Jaamac Xuseen

R O O X A A N! Cirka caad laguma arko. Laan ruxmaysaa dhirta yar ee tuulada ka dhex taagan kama muuqato. Haad duulayaa ma jiro. Xilligu waa jiilaal laga...

Baadi goob baahi badan! Q-22AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 22aad Kadib dhimashada Ciise doonyaale waxaa is bahaysi gaar ah yeeshay maryan, haajir, c/ rashiid iyo dhamaan kooxaha ganacsi ee xaashi la xulufo ahaa hadana hubaysnaa. Waxaa...

GORFAYNTA: GACAL IYO GAYAAN W/D: INA CUBTAN

GORFAYNTA: GACAL IYO GAYAAN W/Q: INA CUBTAN GACAL IYO GAYAAN waa buug sheekeed kuwii la qoray gu’yaashan dambe mid ka mid ah kuwa ugu muca iyo macnaha weyn, marka aad...

SHEEKOOYIN

Cart
  • No products in the cart.