Qoraallo

Faallada Dhiganaha Garbaduub

  Faallada dhiganaha Garbaduub Dhiganaha Garbaduub waxa uu si farshaxanimo inoogu soo werinayaa dhacdooyin qadhaadh iyo dharaaro murugo oo aynu soo marnay waxa uu hab sheeko ah inoo dhex gaynayaa bahalnimadii,...

Dood aqooneed ku saabsan Far- soomaaliga

Dood aqooneed ku saabsan Far- soomaaliga Maalinnimadii axadda ee ku beegnayd 05/06/2022 ayaa hoyga raadraaca dhaqanka iyo suugaanta ee Laashin soo abaabulay, dood aqooneed ku saabsan, hannaanka Far-soomaaliga oo halkudhigeedu...

Tacsi Tiiraanyo Leh:Haldoor Siciid baa naga hooyday(AUN)

 Qofnimadii Qoraa Siciid(AUN) Waxaa xalay oo ku beegnayd 09/06/2022 ku geeriyooday magaalada London ee Carriga ingiriiska Qoraa Siciid Jaamac Xuseen Eebba  haw naxariiste.Siciid Jaamac Xuseen(AUN) waxaa uu ku dhashay, Gobolka...

UMMADDII MARATAY Qore; Barkhadle Maxamed Cali (Barkhad)

UMMADDII MARATAY   Markeynu dul istaagno ciwaankan hortiina ka muuqda, waxa uu ka koobanyahay laba eray. Erayga ummad iyo maratay. Ummad waa eray qeexaya jiritaanka qayb ka mid ah noolaha Eebbe uumay....

DHAMBAALLADII CABDULLAAH CIISE (7)

DHAMBAALLADII CABDULLAAH CIISE (7) ....................................................................   KU:  Chairman, First Committee  United Nations General Assembly  Lake Success, New York    Oktoobar 14, 1949   Gacale Mudane.   Tan iyo markii uu furmay kalfadhigan guud ee Qaramada Midoobay, dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan...

DHAMBAALLADII CABDULLAAHI CIISE (6)

DHAMBAALLADII CABDULLAAHI CIISE (6) .....................................................................   MEMORANDUM KU SOCOTA QARAMADA MIDOOBAY  KA NA TIMID ERGADA SOOMAALIDA KU NA SAABSAN MUSTAQBALKA EX-ITALIAN SOMALILAND   September 19, 1949   Annaga oo ah Somali Youth League iyo Xamar Youth Club, matalayaasha...

Dhambaalka Laashin iyo Munaasibadda Iidda

Maanta oo ah Isniin ay taariikhdu ku beegan tahay 2-da bisha May, sanadka 2022, waa maalinta koowaad ee Iid Yareyda. Iyadoo damaashaadka iyo farxadda maalmaha ciidda lagu jiro ayaa...

DHAMBAALLADII CABDULLAAHI CIISE (5)

DHAMBAALLADII CABDULLAAHI CIISE (5)   Statement by Abdullahi Issa,  Representative of the Somali Youth League and Hamar Youth Club, Before the First Committee, General Assembly, United Nations, October 7, 1949   Mr. Chairman, Honorable Members Waxaa...

ARGAGGAX WQ; Cabdinaasir Xiddig

ARGAGAX Subax aroor ah ayaa aniga iyo saaxiibkay Cawil waxaan u soo dhaqaaqnay dhanka suuqa wayn ee Bakaaraha, Cawil, wuxuu ka shaqayn jiray suuqa Daawada, halka aniguna aan u...

DHAMBAALLADII CABDULLAAHI CIISE (3)

DHAMBAALLADII CABDULLAAHI CIISE (3) .....................................................................   WARQAD KU SOCOT WARGAYSYADA BBRITAIN  KA TIMID SOMALI YOUTH LEAGUE  MUQDISHO, SOOMAALIYA October 8, 1947   Mudane, Jimcadii hore, kuxigeennada wasiirrada arrimaha dibadda ee Afarta Quwadood waxa ay fureen shir laga...

SHEEKOOYIN

Cart
  • No products in the cart.