Qoraallo

QALANJO! W/Q: Cabdikariim Garruun

QALANJO! Qurux badanaa qidhim laga sii, wayna qaadatee. Maradda goonnada ah ayaa kor uga fidsan kubabkeeda cadcad ee catuutiga ah. Biyaha badweynta ee hirarku wado ayey cagaha kula dhex jirtaa...

LAASHIN: IFTIIN AMMIN LOO BAAHNAA IFAY| W/Q: Cali M. Diini

LAASHIN: IFTIIN AMMIN LOO BAAHNAA IFAY Toddobaadkaan bahda qalinleyda Laashin waxa ay xusayaan toddobaguuradii aasaaskii mareegta iyo madbacadda Laashin. Waa toddoba gu’ oo Laashin ay guul ku geeraarayso. Aasaaskii Laashin...

HANQAAR JACAYL Q-1AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

HANQAAR JACAYL Q-1AAD Waa goor barqo ah oo ay jirto dabeyl yar oo xeeno-xeeno ah. Waa subax ay qorraxdu la soo muuqatay nabad iyo neegaadi, saxansaxada dabeeysha gu'eed ee biligleynaysa...

DAAQADDII JANNADA! W/Q: Cabdikariim Garruun

DAAQADDII JANNADA! Indhaha ayaan kala furay. Waan dhacadiidaa oo si fiican hurdada ugama bogan, dawanka goorsheegtuna dushayda ayey uga yeedhaysaa sidii onkodka mahiigaanka.Haa, aniga ayaa ku xirtay codkaas xalay markan...

Shan dabeeco oo ay leeyihiin dadka guuldarreystay! W/Q: Maxamed Haybe Axmed

Shan dabeeco oo ay leeyihiin dadka guuldarreystay! Wax badan ayaa laga Hadley guuleystayaasha, sida guusha loo gaadho, astaamaha ay leeyihiin guuleysayashu, sidaa si la mid ah ayaa qorayaasha Soomaaliyeed qalinka...

WAA MAXAY NAADI AKHRIS? W/Q: Cabdiqani Carfaaye

WAA MAXAY NAADI AKHRIS? Ma jeceshay akhriska? Ma raadisaa dadka wax akhriya si aad ula falanqeyso aragtidaada? Dad badan ayaa jecel akhriska, balse, waxa aad u adag in aad hesho...

ANIGA IYO MUQDISHO Q-3AAD W/Q: Cali M. Diini

"Daarihii burburay shalay Waxa maanta kaga daran Iimaan darnaantiyo Nabaad-guurka diintiyo Kaga dhacay damiirkoo Dal waxaan ku noolahay Saddexdii dalaaqood Lagu furay dadnimadii."

Saamaynta hidde sidaha iyo deegaanku ku leeyihiin hab dhaqanka Aadanaha W/Q: Mukhtaar Axmed Nuur

Saamaynta hidde sidaha iyo deegaanku ku leeyihiin hab dhaqanka Aadanaha Marar badan ayaynnu maqlnay hebel waa hebel oo aan biyo is marin ! heblaayo waa hooyadeed oo halkan taagan !...

ABAAL NIN GALAA BADAN, NIN GUDAA SE YAR! W.Q: Ibraahin-Nolosha

ABAAL NIN GALAA BADAN, NIN GUDAA SE YAR! Askari ka tirsanaa ciidankii Nabadsugidda Soomaaliya ee Dowladdii Kacaanka ayaa Habeen habeennada ka mid ah heegan lagu qoray. Xabsi ay maxaabbiis badani...

Faallada dhiganaha Godob iyo Galllad W/Q:Amal Aden(ina Baaloow)

Maanta waxaan mar labaad dhammeeyay dhiganaha Godob iyo Gallad ee uu qoray Dr Xuseen Wadaad. Sheeko faneedka buuggaan ku qoran waxa ay run ahaantii u egtahay dhacdo dhab ah...

SHEEKOOYIN