Qoraallo

SOOMAALINIMADA WAA ISSIR. W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

SOOMAALINIMADA WAA ISIR Waxay ahayd subax ka mid ah subaxyada aan u soo kacay gudashada waajibkayga shaqo, sida caadada ii ahaydna waxaan la soo kalahay Gaarigayga aniga oo kusii jeeda...

MAXAA MAYDKA LOO AMAANAA?! WQ/Mohamed Musa Shiikh Noor

MAXAA MAYDKA LOO AMAANAA?! Waligaa ma aragtay Mayd inta dhintay Ceebtiisa la sheegayo? jawaabta in ay  u badantahay maya ayaan filayaa waana wax ka caadi ah waayadan dambe Dunida in...

MAS’UULNIMADU MA LACAG BAA? W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

MAS’UULNIMADU MA LACAG BAA? Inta aanan u guda galin qaadaa dhigga Maqaalka, waxaan jeclaan lahaa in aan marka hore su’aalo badan is waydiino kuwaas oo ku saabsan dhowr wadiiqo oo...

Xilli Tirsiga Soomaalida. W/D Cabdirisaaq Xuseen Guuleed.

SANADKA SOOMAALIDA. Soomaalidu waxay leedahay kaltiris soo jireen ah sida kaltirsiga hilaadeedeed ee sanadka Miilaadiga ama Hijriyada, Kaas oo loo yaqaanay DABSHID, NAYRUUSH ama Nayruusba. Waxa la xusi jiray sanadkiiba hal...

Bandhig buugaag lagu qabtay Muqdisho W/D Amiin Yuusuf Khasaaro

Bandhig buugaag lagu qabtay Muqdisho Muqdisho oo lagu qabtay Xaflad lagu soo Bandhigayey Buugag kala duwan oo uu Qorayey 40 Sanno Qareen, Qoraa Cabduraxmaan Xuseen (Abuu Xamza) “Aniga waxaan akhristey Buugiisa...

Waaya araggu, waa kuma? W/Q: Cali Maxamad Maxamuud

  Waaya araggu, waa kuma?   Adduunyadan aan ku nool nahay, waxaa lagu kala hormaraa hadba sidii qofka, qoyska, qowmiyadda ama Qaranka ey u fekeraan. Haddaba, dadka inuu fekero, oo uu fekerkiisa ka miradhaliyowaxey...

MA XABASHI BAANU NAHAY MISE… ? W/Q: Mohamed Musa Shiikh Noor

MA XABASHI BAANU NAHAY MISE……. ? Taariikhda waxaa loo bartaa si wax looga ogaado wax badan oo aan la ogayn aqoona loo lahayn, waxaa kaloo taas  sii dheer in Qofka...

Dakhar ii dhiib! Qalinkii: Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Dakhar ii dhiib! Dhowr sano oo aan baladka ka maqnaa dabadeed, ayaan Magaaladii ku noqday, Waa magaaladii aan ku dhashay oo si aad isu badashay, kaliya Geedihii baan is badalin,...

Fursadaha waxbarasho ee bannaan aanse laga faa’ideysanin W/D: Ramla Goobdoon

Fursadaha waxbarasho ee bannaan aanse laga faa’ideysanin Mar haddii la dhaho waxbarasho, waan garan karnaa waxa ay tahay iyo micnaha ay leedahay. Waxbarashadu ma ahan mid kooban, waa mid ballaaran,...

Sawirro iyo Taariikh nololeedkii Laashin iyo Abwaan Cabdulle Raage Taraawiil

Sawirro iyo Taariikh nololeedkii Laashin iyo Abwaan Cabdulle Raage Taraawiil Maanta iyo shaqsiyada Shaaciye waxaan ku soo qaadaneynaa Laashin ama Abwaan Soomaaliyeed oo dadka si weyn u yaqaanaan oo aan u...

SHEEKOOYIN