Qaahira!
Aniga iyo wiil aan saaxiib ahayn oo la odhan jiray Cali Abuukar Sheekh oo ay qaraabo ahaayeen wasiirkii Axmed Xabiib Axmed ayaa ka soo degnay garoonka diyaaradaha ee Qaahira,...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed
Muuse Sh. Nuur
Qaybtii 155aad
1-Baahida
Waxaa la yiri baahida kuwa aan kuu
baahnayn boholyow ayey u leedahay laabtaada , Boog aan laga kicina waa kugu
yeelataa.
Mmusa
...
MAHADCELIN
Soo geeddigalka dhiganaha GARDAADIYE, waxaa gacan lama illaawaan ah ka geystay af aqoolayaal, farshaxaneystayaal tirobadan, kana kooban: shan qoraa iyo seddax farsamo yaqaan, ku waas oo garab iyo...
Dooddii dalbaha lahayd!
Sidaa markii uu u fuuqsaday kabbashadii ugu dambaysay ee koobka Jabanaha ahaay, isaga oo sugayo wadaaygii Cabdi Caato oo ay ku ballansanaayeen in ay caawa isla lafaguraan...