Qoraallo

Gorfeynta “Godob iyo Gallad” W/Q: Maxamad Abubakar Macallin

Gorfeynta “Godob iyo Gallad” Dhiganahan la magac baxay: “Godob iyo Gallad” wuxuu soo bandhigayaa sheeko faneed aad u qiima badan oo wax badan ifineysa. Wuxuu qoraagu si xirfad...

SHEEKO GAABAN! W/Q: Cabdulle Cabdikariin (Ugaas Jallaato)

SHEEKO-GAABAN! Dhallinyarnimadu waa amminka ugu fiican ee qofkasta oo wadku daayo uu maro, muhiimadda ay dhallinyarnimadu leedahayna waa tan keentay, in maalinta qiyaamaha uu Ilaaheey SWT qofkasta waydiin doono waxa...

XEERKA XARAFKA (DA’DA) W/Q: Barbaariye, Bashiir Cali Xuseen

XEERKA XARAFKA (DA’DA) Xarafka (D) waa xarafka lixaad ee taxa alif ba’da afkeenna hooyo, waana xaraf laba dhawaaq yeesha marka erayada la qorayo, maxaa yeelay, afka carabiga waxaa...

FAA’IIDOOYINKA AKHRISKA! W/Q: Cali Cabdiqaaddir Maxamed

Eebbe weyne waxa uu yiri: “Wax ku akhri Nebiyow magaca Eebbe ee abuuray khalqiga". Aayaddaan Quraanka ahi waxa ay ka mid tahay Suuradda (Al-Calaq) oo ah suuraddii ugu horaysay...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                    XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 151aad                                                   1-Is maamul Caqligaada wuxuu abuuraa dhaqankaaga, dhaqankaagana wuxuu abuuraa ficilkaaga, ficilkaagana wuxuu abuuraa natiijada noloshaada. Caqligaaga, dhaqankagaa, iyo ficilkaaga oo...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 150aad                                                      1-Duruufaha iyo dadka Duruuftu wax ma baddasho ee dadnimada ayaa wax badasha, tusaala ahaan biyuhu marna waa kululaadaan marna waa qabow, mar walbana waa biyo,...

Xuska lix guurada LAASHIN Q2-AAD

Xuska lix guurada LAASHIN Q2-AAD Kulankii labaad: Habeenkii labaad ee ku aaddanaa 2-da bishaan aynu ku jirno ee sagaalaad ayaa waxaa  mar labaad la isugu yimid, xuska lixguurada ee LAASHIN, isla...

Xuska lix guurada LAASHIN Q1-AAD

Xuska lix guurada LAASHIN Q1-AAD  Kulankii koowaad: Waxaa qabsoomay kulan gu'eed loogu dabbaaldegay lixguurada mareegta iyo aslisadda dhiganayaasha (Warsidaha iyo madbacadda) LAASHIN oo dhacay; 01-02/09-2020. Kulanka bahda LASHIN waxaa horkacayeen guddiga LAASHIN oo uu hoggaaminayo guddoomiye:   Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle “Xuseen Wadaad" Xoghaayaha guud: Ibraahim Cismaan Afrax ‘Ibraahin Nolosha’ Madaxadhaqaalaaha LAASHIN: Drs. Farax Sheekh...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!. W/Q:Maxamed Muuse Sh.Nuur

                                                 KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 24aad Idil daganaanta alle u dhalshay iyo qibradda ay ka heshay nolosheeda hore ayaa bartay in nolosha dhankeeda adag aan looga guulaysan Karin murugo iyo is tiiraanyeen ee...

SHEEKOOYIN