Qoraallo

Ninkii heestu ay quraac la’aanta dhigtay! W/Q: Ibraahin Cumar Seefdheere

Ninkii heestu ay quraac la'aanta dhigtay! Heestaan Nimcaan Hillaac qaado, markii uu hadda maqlaba lugtuu ku raftaa qiso qosol badan oo uu xilli hore kala kulmay awgeed. Waa dhammaadka 2013-ka...

War hooy garo ”qofka aad la saaxiibeyso iyo qofka aad u saaxiibeyso” W/Q: Farax Sh. Cabdirisaaq (Zedra)

War hooy garo ”qofka aad la saaxiibeyso iyo qofka aad u saaxiibeyso”. Saaxibtinimadu waa kalsooni dhamaystiran iyo isku hallayn badhaxtiran, taas oo ka hufan dabeecadaha is rogroga ee ay noloshu...

Xarunta suugaanta iyo dhaqanka Shuuriye oo qabatey madal lagu gorfaynayey dhiganaha: Godob iyo Gallad

Xarunta suugaanta iyo dhaqanka Shuuriye oo qabatey madal lagu gorfaynayey dhiganaha: Godob iyo Gallad Madal aad u xiiso badan oo lagu faaqidayey buugga caanka ah ee Godob iyo Gallad,...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                     XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 149aad                                                      1-Ula dhaqan Ha ula dhaqmin qofka sida aad rabtid ee sida uu kuu soo wajaho ama kaa keensado ula...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!.W/Q: Maxamed Muuse Sh.Nuur

                                                 KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 23aad Waxay lahayd mar walba riyo ah in ay ka gudubto caqabadaha nolosha dhankeeda kala soo darsa ma ahayn mid ku mashquusha is waydiinta su’aalo badan oo aan...

SAGAAL ARAGTI OO GARAADKA LAGA QABO: CALI M. DIINI

SAGAAL ARAGTI OO GARAADKA LAGA QABO Garaadku waa aan isbeddalin oo qofku ku dhasho oo ku tolan noloshada Culumo hore oo cilmu-nafsiga ku takhasusay ayna ka mid ahaayeen Spearman (1927)...

Cabdi indho la’ sheeko gaaban! Q-5AAD W/Q: Cabdulle Cabdikariin “Ugaas Jallaato”

Cabdi indho la' sheeko gaaban! Q-5AAD! Amran hooyadeed wajiga ayey gacanteeda marisay waxaa ku dheggan faashad oo waa daboolan tahay, in ay iska fiiqdo ayey damacday xaajigeeda ayaa gacanta...

Gorfeynta; GODOB iyo GALLAD W/Q: INA CUBTAN

Gorfeynta; GODOB iyo GALLAD Qoridda waxaa sal u ah halbeegga (cinwaanka), dulucda iyo nuxurka ujeedka oo hadba sida cinwaanku soo jiidasho iyo daadegid maan ama dareen u yeesho uu...

Xasuusihii Suubban! W/Q: Cabdikariin Shardi

Xasuustu waa awoodda ay maskaxdu ku keydiso dhacdooyinkii hore. Caawa oo kale, waxa aan mahdinayaa xasuusahayga, marna waa eersanayaa. Gar iyo garasho toona ma ahan, in aan xasuusteyda ka...

Gorfeynta Gaso, Ganuun iyo Gasiin W/Q: Jaabbir Carab

Gorfeynta Gaso, Ganuun iyo Gasiin Inta aanan u gudagelin fanlanqeynta halbeegga xogta aqooneed ee ku duugan baalasha dhiganaha Gaso, Ganuun iyo Gasiin, marka hore, waxaa iftiimin u baahan, si...

SHEEKOOYIN