Qoraallo

KULA LIHI! Q-6AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle ”Wadaad”

KULA LIHI! Q-6aad Saaxiboow, adi warkaaga guul-guul waaye nooh.War-koraadkaan naga dhaaf ee warkoo jilcan ii sheeg. Haddii, ay runi timaad ee guriga laguugu soo dhaco, seed wax yeelee? Laa,...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                      XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 140aad                                                           1-Quruxda iyo Qalbiga Nafta Aadanaha oo dhan waxaa jira wax ay si guud u wada jeceshahay waxaas oo lagu magacaabo Qurux. Quruxda...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!. W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                             KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 14aad Muhiimadda ay dukaanka shaqadiisa u qaadatay ayaa ahayd in ay ku fahanto qaabka shaqada magaalada, muddoo yar kadibna waxay go’aansatay in ay ku laabato Baaddiyihii ay...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!. W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                             KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybta 13aad Idil waxay lahayd dhiiranaan u gaar ah oo ku muujin jirtay waxa ay ka xanuunsato, inkastoo raga aysan la dabaaqtami Karin, dumarka ku loodka ah ee...

Horta kala dega! W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Horta kala dega Bulsho meel wada deggan aadna isu jecel ayaa beri waxaa dhibay mas. Masku maalin walba qof ayuu ka cunaa. Qofkii uu qaniinana waa ay dhimataa oo marka...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                      XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 138aad                                                     1-Garo qiimahaaga Waxay dhaheen miriqdaada oo badata qiimahaaga ayey hoos u dhigtaa. Inta badan ee lagu arko ama lagu maqlo...

KULA LIHI Q-5AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

KULA LIHI Q-5AAD Kuye: ”Alalaaska baxayaa waa Aroos”. Kolleey, anigu hadda ma maqlo waxa uu maqlo ”Alalaas kastaahise aroos maahan”. Waxaa kale oo aan weydiiyay ”Oohinta iyo barootiina xeey ahaayeen?"...

ARXAN-GOYS Q-9AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-9AAD Dhagarteydu ma ahan mid ay aadanuhu ogaan doonaan goor dhaw, si kastoon anigu isaga mooso inay ogaadaanna iyaga ayaanba u diyaarsaneyn oo meelo kale ayey ku sii jeedaan. Goor dhaw iyo...

SHEEKOOYIN