Qormooyin

Maansada; GUBTAANYO! Waxaa curiyey; Hodan Sheikh Cumar

  Maansada; GUBTAANYO!   Inkastoon gu' weyn jirin Garaadkeygu dheereyn Oon  waliba gabar ahay Garashada markay tahay Dadka aan u gaabnahay Oonan guurti hadalkeed Iyo mici galool oday Garta madal ka jeediya Nin sidii garrami karin Waan uun gubanayaa!   Afkaan Guulle igu...

Dhaqanka ka hor-imaashaha! (culture of dissent!)

Dhaqanka ka hor-imaashaha! (culture of dissent!)   Dawladaha ma ilaaliyaan oo qur ah xaqa uu qofka uu leeyahay in uu wax ka horyimaado, ee waxay dhiirragaliyaan, dhawraan kuna abaabiyaan dhallaankooda inay...

Noloshu waa waa taariikh W/Q; Mohamed Musa Shiikh Noor

Noloshu waa waa taariikh   Nolosha dunida ayaaba iska ah, sida badan hadaf la doonayo in la gaaro, oo tiigsigiisa loo maro caqabado fara badan, oo leh dhinacyo badan, in...

Farriin ku socota Qubuuraha!! (Sheeko curis ah)

  Farriin ku socota Qubuuraha!! (Sheeko curis ah)   Sida caadada ii ahaydba markuu waagii soo dillaacay ayaan gurigeyga kasoo tallaab qaaday anigoo usoo gucleynaya goobtii Shaqadeyda .   Maalintu waxbana iigama duwana maalmaha...

Ninba waayahiisa,Ileyn meel ku waabee! W/D; Saciid Muuse Axmad(Ustaadka)

Ninba waayahiisa,Ileyn meel ku waabee! Ammintu waa 9:30 geeska afrika,Diyaaradii aan saarnaa,waxey isu diyaaraneysaa,iney hoobato,oo ku dagato,garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho,Waxaa ii muuqda humaaga geedaha cagaaran,ee xaafadaha Xamar caanka ku...

Soomaali Qaxooti ah oo barakacay! W/Q: Saciid Muuse (Ustaadka)

Soomaali Qaxooti ah oo barakacay!  Waxeey ahaayeen ugu yaraan, 500 qoys oo soomaali ah oo ka soo guuray ama ka soo dagaagay xero la yiraahdo aljaxiim oo uu qaramada midoobay...

Leygu kaa sawiri maayo! W/Q; Saciid Muuse(Ustaadka)

Leygu kaa sawiri maayo! Xiisaha iyo xubiga jaceyl oo eey u haysay Xasan, ayaa ahaa, mid xajmigiisu weynyahay, kaasoo Hodan ku sababay, iney xajin kari wayso sirteedii. Xasana ma aheyn,...

Gabaygii Isku Duubni iyo Farriintii Xildhibaan Dalxa

Gabaygii Isku Duubni iyo Farriintii Xildhibaan Dalxa. Caawa ayaa waxaa wada kulmay Jaaliyadda Gobolka Zurich oo Casho sharaf iyo soo dhaweyn u samaysay, Mudane Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa. Anigoo ka...

“MAANGAAB” Maansadii 9AAD ee Silsiladda MIDNIMO

MAANSO; MAANGAAB Waa tix ka mid ah silisladda midnimo ahna maansadii 9AAD ee silsiladda. Waxay sii xoojinaysa aragtida midnimada ee maansooyinkii ka horreeyey, waxayna ku billaabatay sidan;   Dunidaan mugga waynle Milgaheeda dhammaan Mowlahay...

“DARDAARAN” Maansadii 8AAD Silsiladda MIDNIMO

Maansada; DARDAARAN   Waa tix ka mid ah silisladda midnimo ahna maansadii 8AAD ee silsiladda. Waxay sii xoojinaysa aragtida midnimada ee maansooyinkii ka horreeyey, waxayna ku billaabatay sidan;   Maansada; DARDAARAN   Meeshan gocanayaad Mudmuddeen ayaantee...

SHEEKOOYIN