Qormooyin

ILBAXNIMADU WAA HORUMARKA AADANAHA W/Q; Anab Diriye

ILBAXNIMADU WAA HORUMARKA AADANAHA   Waa maxay ilbaxnimo? Maxayse dadkeenna qaarkiis u yaqaanniin? Ilbaxnimo waa; wax kasta oo wanaagsan, oo qiimo kuu yeeli kara meel sarana ku geyn kara, haddaba, maxaa...

Wuxuu gurtay mirihii godobtiina!! (Sheeko kooban)

    Wuxuu gurtay mirihii godobtiina!! (Sheeko kooban) Naftiisii ayaa canaanatay. Wuxuu cusleystay oohinta iyo calaalka hooyadiis ay maalin iyo habeen la dul joogto isagoo ku jiifa sariirta oo uu bukaan ku...

Dastuur iyo Danaysi W/Q; Mohamed Musa Shiikh Noor

Dastuur iyo Danaysi   Dastuur sidiisaba, waa  Eray, marka uu dhawaq ahaan dhacayo, yeelanaya fasiraad baaxad leh, waana mid mar walba iftiiminaya, in uu yahay sharci kala haga, bulsho markaa...

Waa siduu Aabe yiri (CURIS YAR) W/Q Maxamed Cabdullaahi Dhaaleey…

Waa siduu Aabe yiri (CURIS YAR) Wuxuu dhageysanayay Raadiyaha, markii aan halkii uu fadhiyay si fudeyd caruurnimo ku jirta ugusoo booday anigoo kasoo cararaya banaanka oo aan dheel ku haayay....

Shallowga Soomaali lagu wado, Shalaytaa ka dambayn! W/Q Saciid Muuse Axmed

  Shallowga Soomaali lagu wado, Shalaytaa ka dambayn!   Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa sii lumaya rajadii laga qabay ineey soomaaliya middowdo,waxaana ugu wacan oo laf dhuun gashay shacabka ku noqday, kooxo...

“Murugadooda Reer Yurub” Maansadii 7aad ee silsiladda MIDNIMO

Maansada Murugadooda Reer Yurub   Waa maansadii 7AAD, oo ka mid ah silsiladda MIDNIMO. Maansadu waxay si gaar ah u daba socotaa maansooyinka ka horreeyay oo ay curiyeen Saciid Muuse, Cabdiraxiin H. Galayr iyo...

“Marinkii Midnimada” Maansadii 6aad ee silsiladda MIDNIMO

Maansadii Marinkii Midnimada   Waa maansadii 6AAD, oo ka mid ah silsiladda MIDNIMO, kuna socota Bashiir M. Xirsi, oo daafuray silsiladda iyo dhammaan dadka midnimada jecel, gaar ahaan dadka La xusay. Maansada...

Danbar iyo dhaay baa u lisane, ha u yaboohina ciir iyo barax aan dux laga heli karin!.

    Danbar iyo dhaay baa u lisane, ha u yaboohina ciir iyo barax aan dux laga heli karin!. Dhegaha caalamku, markii ay maqleen in ay dhulka Soomaaliyeed macdan iyo batrool laga...

Wanaag rajee mar walba W/Q; Mohamed Musa Shiikh Noor

Wanaag rajee mar walba   Dunidan waa mid darrimaad badan leh, dareenkeedana waa mid isku badala hadba sida dabeeshu u duusho,  duul walba oo uu Allah abuurtayna,  wuxuu meel  la dul...

Isbaheysiyada danleyda ah ee dunida ka jira kee baa inoo dana oo aan ku biirnaa?. (Dood furan).

Isbaheysiyada danleyda ah ee dunida ka jira kee baa inoo dana oo aan ku biirnaa?. (Dood furan). Soomaalidu sinji ahaan dhanka midabka waa dadka ugu quruxda badan dunida, waayo soomaalidu...

SHEEKOOYIN