Qormooyin

Wanaag rajee mar walba W/Q; Mohamed Musa Shiikh Noor

Wanaag rajee mar walba   Dunidan waa mid darrimaad badan leh, dareenkeedana waa mid isku badala hadba sida dabeeshu u duusho,  duul walba oo uu Allah abuurtayna,  wuxuu meel  la dul...

Isbaheysiyada danleyda ah ee dunida ka jira kee baa inoo dana oo aan ku biirnaa?. (Dood furan).

Isbaheysiyada danleyda ah ee dunida ka jira kee baa inoo dana oo aan ku biirnaa?. (Dood furan). Soomaalidu sinji ahaan dhanka midabka waa dadka ugu quruxda badan dunida, waayo soomaalidu...

Da’ yarta qurbaha iyo Qamriga! W/Q: Nimco Noor

Da' yarta qurbaha iyo Qamriga!   Qamrigu waa shay si dabiici ah u baddala dabciga iyo fahanka qof kasta oo isticmaala, da' kasta iyo marxalad kastaa. Waxuu leeyahay ur iyo siifad...

CARAB baad WALAALO tihiinna ha iga hadho!

CARAB baad WALAALO tihiinna ha iga hadho! Waxay ahayd goor galabnimo ah, ammin ku aaddan 2:00 Duhurnimo, waxaan markaa ku jirey waxyar oo bajiimo ah. Waxaan kala maareynayey hawlahayga shaqo,...

“Mooshin Midnimo” Maansadii 4AAD ee Silsiladda “MIDNIMO”

Maansadii (Mooshin Midnimo) Maansadan waxaa la yiraa (MOOSHIN MIDNIMO) waxayna ka mid tahay silsiladda MIDNIMO, waana tii 4aad. Aniga oo aan diiddaneyn MIDNIMADA ayaan Mooshin ka keenay, qaabka ay dadku u...

“Dhagax dixeed” MaansadII 5AAD ee Silsiladda “MIDNIMO”

Maansada Dhagax dixeed Maansadani waa Maansadii 5aad ee Silsiladda Midnimo. Maansadan ayaa waxay Jawaab u tahay Maansadii uu curiyey Bashiir M. Xersi, ee ee mahaceedu ahaa "Midnimo" billow iyo iyana u...

Qaabilaadda Isbeddelka Waayaha. W/Q: Zaki Cali Gurey….

Qaabilaadda Isbeddelka Waayaha Qof walba oo inaga mid ah Eebbe wuxuu siiyay 24 saac oo u dhiganta 1440 daqiiqo maalintiiba, waxaana xaqiiq ah in qof walba daqiiqad kastaa uu wax...

DILAAGII LA BOQRAY! W/Q: Maxmed Cali Axmed

DILAAGII LA BOQRAY!   Barre wuxuu ahaa qof  aad u da’yar,  wuxuuna la kowsaday kuna caqliyestay burburkii dalka. Wuxuu ku noolaa gobal ka mid ah goballada dalka. Dilku wuxuu ka ahaa...

DADKA TAYADA LEH TALADA HA LOO DHIIBO W/Q; Danj. Maxamed Cusman Cumar

DADKA TAYADA LEH TALADA HA LOO DHIIBO Fiidnimadii markay bisha ahayd 22ka Oktoobar 2013, waxan ka qayb galay shir kooban (Panel) oo lagu qabtay SOAS ee Jaamacadda London, waxuuna ku...

Damac Waashay baa Jira: Axmed Idaajaa iyo Raage Ugaas – W/Q. Cabdixakiin Marayare

Damac Waashay baa Jira: Axmed Idaajaa iyo Raage Ugaas Axmed Faarax Cali, oo İdaajaa lagu garan og yahay waa suugaan dhaadhi iyo taariikh yaqaan wax badan ka og suugaanta soomaalida....

SHEEKOOYIN