Qormooyin

Afka iyo Aqoonta, Af-qalaad Aqoontu miyaa? W/Q: Cilmi A. Faradheere

Afka iyo Aqoonta, Af-qalaad Aqoontu miyaa?   In kasta oo aanan eheyn qof Afka, Erayga iyo agaasimkiisaba daadiyay, haddana, waxaan doonayaa inaan aragtideyda gaaban ka soo gudbiyo arrin aan u arkay iney...

Ma is tahay? (AKEEKIM) Qore; Bashiir M. Xersi

Ma is tahay? (AKEEKIM) Waa wadahadal curis ah oo dhexmaray Caaggene iyo Celiye. Dooddu waa maamin iyo madax ka shaqaysiin is huwan, een ku iman dhacdo, qiso ama sheeko, balse,...

Dambigii shalay!! Qore: Maxamed Cabdullaahi(Dhaaleey)

Dambigii shalay!! (Qormo) Wuxuu la qiireysnaa Gafka walaalkiis lagula kacay oo sababteeda Godka Aakhiro loogu galbiyay. Inkastoo uusan taag iyo tabar kale oo gafkaas looga gilgisho lahayn, wuxuu ku qancay...

MAXAAD SHIRIB KA TAQAAN? Q:3AAD W/D; Cabdiraxiin Hi. Galayr

MAXAAD SHIRIB KA TAQAAN? Q:3AAD Labaddii qaybood ee hore, waxaynu ka soo hadalnay, xeerarka iyo Miisaanka Shiribka iyo hal ku dhigyadiisa lagama maarmaanka ah, inagoo halkii ka sii ambaqaadi donna,...

Qabyaaladda iyo Qalalaasaheeda! W/Q; Hodan Sheikh Cumar

Qabyaaladda iyo Qalalaasaheeda!   Ummadda Soomaaliyeed  waa dad mid ah. Waa sida geed iyo laamihi.  Soomaalidu waxay ka mideysan yihiin  wax yaaba badan,  sida; diinta, luuqadda, dhaqanka, sinjiga iyo midabka, intaa...

Isir-raaca afka hooyo, aflagaaddo in laga dhaxlo maaha!.

Dagaal afku dirir ah in laga dhaxlo maaha!. Khilaaf iyo xan joogta ah in laga dhaxlo maaha!. Cuqdo iyo xanaaq badan in laga dhaxlo maaha!. Ciilkaambi iyo murugo in laga dhaxlo maaha!. Suugaani...

Dhambaal furan; Digtoonaaw Mudane Madaxweyne! Qore; Bashir Hashi Dhore

Dhambaal furan; Digtoonaaw Mudane Madaxweyne!   Aniga oo runta ka abbaaraaya, Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaan kuugu yeerayaa inaad kulan la qaadato siyaasiyiinta aad ku tuhmeyso  ama lagu yaqaanno...

MAXAAD SHIRIB KA TAQAAN? Q:2AAD W/D; Cabdiraxiim H. Galayr

MAXAAD SHIRIB KA TAQAAN? Q:2AAD Asal ahaan suugaantu waa laba qaybood, mid dhawaq iyo cod keliya leh, sida :Gabayga, Guuroowga, Geeraarka, Jiiftada, masafada, Hees IWM. Qaybta kale, waxay leedahay Dhawaq codeed, Jiib, Jaan iyo Booddo u gooni ah sida:Shiribka,...

Bilicda gabdhaha Soomaaliyeed. Qore: Bashiir Cali Xuseen(Barbaariye)

Bilicda gabdhaha Soomaaliyeed.   Miyi iyo magaalo meel kasta oo ay joogaanba bilicda ama quruxda gabdhaha Soomaaliyeed, wey isu dheelli tiran tahay, marka asal ahaan dhanka midabka laga eego madow iyo...

Mirihii aan abuuray kuma qasaarin W/Q; Nasra Abdi Osman “Nasra Bakaal”

Mirihii aan abuuray kuma qasaarin   Maryan  iyo Mullaaxa waxay ahaayeen deris, xaafad qura ku soo barbaaray, da’ ahaanna is la eg. Waxay daggan yihiin goob aan markasta colaaddeedu dhammaan,...

SHEEKOOYIN