Ninkii Saboolka Ahaa Ee Naaybuur
Waxaa qoray Cali M. Diini
Sheekadan Ninkii Saboolka ahaa ee Naaybuur (The Poor Man of Nippur) waa mid ka ah suugaanta ugu faca wayn dunida. Waxaa...
Dr. Afrax Ma Dhiman
W.Q. Maxamed D. Ciise
Dr. Afrax wuxuu ahaa "Qofkii soo saaray wargeyskii ugu horreeyay ee af Soomali ku soo baxa, kaddib markii la hirgaliyay far Soomaalida." Mustafa...
Haddii reer Yurub ay Renè Descartes u aqoonsadeen aabbaha falsafadda casriga ah, Afrika iyo adduunkaba waxaa gar ku ah in ay Zara Yacob u cimaamadaan aabbaha falsafadda casriga ah ee Afrika iyo tan dunidaba.
SOLOMON KALUSHI MAHLANGU
Waxaa qore Cabdinaasir Xiddig
"Waxaan doonaynaa madaxbannaani, taasi waa waxa kaliya ee aan doonayno. Madaxbannaani ay carruurtu wax ku baran karaan, dadku ay ku shaqaysan karaan, dalku uu...
Ku Dul Socoshada Garangarta
(Walking On The Wheel)
By Alan Watts
Tarjume Cali M. Diini
Mabda’ walba oo nolosha asaasi u ah waxaa lagu muujin karaa labo siyood oo lid isku ah. Waxaa...
MEE JIRKAYGI?
Waxaa qoray Cali M. Diini
(1)
Ma helo markii iigu dambaysay ee masaajidka aan tago, malaha saddex bilood ka hor bay ahayd. Kolkii horeba Jimcada un baan masjidka tagi jiray,...