RAJO KU NOOL!
Waxaa jira laba wiil oo walaalo ah. Wiilashu waa is ku aabbe kaliya, oo labo bah ka soo ka la jeeda. iyagoo yaryar bay labadii waalidba ka...
Waxay Eedo Salaado siisay Yaasmiin Jalaabiib ay isku asturto, inkastoo ay u soo bixisay midkeedi ugu cusbaa oo ay shalay dhaqday, haddana waxay Yaasmiin gashatay ayadoo aan jecleyn dhar...
Guriga markay ku soo laabteen Daahir iyo Baariis, waxaa loo sheegay in uu Aabe soo wacay shan jeer in ka badan, Daahir oo qolkiisa ku jira oo dharka iska...
Qurbahaa I qiimo tirey Q7AAD.
Qolkii Fadhiga oo aannu markaas fadhinay ayaan ka kacay oo waxaan galay qolka aan deganaa ee Habaryaro I diyaarisay oo fadhiga dheega ku haya, laakiin,...
Codweyn oo dadki meesha isugu yimid kala eryaysa ayuu Daahir ku yiri: "hooyo, hal mar mala hadli karaa Raxmo?" Codweyn ayaa tiri: "maxaad u sheegeeysaa Raxmo?" wuxuu ku yiri:...