XARAF-RAACA SHIRIBKA
HORDHEEL/GOGOL-DHIG:
Adduunyadu waa curato iyo caado is daba taal. Curatadu waa wax ka soo maaxa maskax dihin, waana hal-abuur aan qofkaas maanfuray hortii la soo bandhigin. Caaduna waa fal...
KULA-LIHI| Q-17AAD
Waa dhab ee maxay dhaqasha ii tahay?
Ma kula tahay in nolosha macaankeedu qabyo yahay, kol haddii la kala duwan yahay? Qaar dharag la daacaan, qola kale oo la...
Sanadka Gaalada!
Cid aan kaa xigin ha u saarin sannad-qorraxeedka miilaaddiga. Ma jiro sannad ay leedahay gaaladu, balse, maadaama ay ka mid yihiin bulshooyinka carra-edeg na gula nool waxay diiradda...
Adduun aan wanaag lagu tacbeyn|
Tabnaanta iyo tognaanta ka dhasha ficillada nolosha ku gadaaman ayaa ku tusaya tiraba dhawr arrimoomood oo si fog kuu taabanaya markaad xagal toosan ka...
Maxay wax u baran waayeen?
Waxaan is dul taagaya si kooban waalidka iyo ubadkooda dhibka kala heysta, gaar ahaan dadka qurbaha ku nool. Waxa jira is diiddooyin badan oo dadka...