Saxaafadda iyo Af-soomaaliga
Saxaafaddu aaladda ugu muhiiman ee ay adeegsato waa afka. Afkana waxaa ku jira erayo aan macnahooda la wada aqoon iyo qaar aan isku si loo wada aqoon....
Maxaan wax u AKHRIYAA?
Waxaan qirayaa in uu akhrisku yahay iftiinshaha aan adduunka oogadiisa ku bidhaansanno. Faqiirku kama maarmo, taajirku kama tago, ardaygana waa hubkiisa, macallinka waa xoolihiisa, bulshadana waa...
Ma dhawa oo waxbaa dhiman! Q-1AAD
Jidadka waxaa yaal qashinkii aan xaafadaha ka soo fogaynay guryahana waxaa buuxa akhlaaqdii aan dariiqa ka soo barannay, culumadii kutubtii ayey hadba dhinac u...
Adeegsiga Af-soomaaliga iyo Cilmibaarista| W/Q: Cabdiraxmaan Cali Ibrahim
Horudhac:
Maxaa u diiday in cilmibaarista lagu qoro Af-soomaali? Waa su’aal u baahan in la iswayddiiyo, lagana fiiriyo meelo badan, lana falanqeeyo.
Maqaalkani waxa...