INTAAN CIRKA AHEYNAA CIJIDEYDU KU TAAL Q/4AAD
Lugta hore ayuu barkanyahay, baahi ma heyso oo habeen hore fiidkii ayuu neef Geel ah ka cunay Ragga hadda madaxiisa sida. Hurdada isaga...
FARXADDU IIB MAAHA Q/9AAD
Maalinkaa waxaa ka soo warreegtay sideed sanno, sadax maalin ka hor ayaan ka war helay iney nooshahay magaaladaan joogto, waliba nin lacagleey ah oo la yiraahdo...
INTAAN CIRKA AHAYNAA, CIJIDEYDU KU TAAL Q/3AAD
Koobkii bigeyska ahaa haddiiba way ka tuurtay, markaasaa mid caddeys ah loo shubay, kan dambe si deggan ayey u fiiqdaneysaa, waxay Reerka uga...
Daawashada Kaqaybgalaha
Casharkii saddex iyo tobanaad waxa aynu ku soo baranay sida uu cilmibaaruhu u wareysan karo dadka madaxda ah ama siyaasiyiinta. Casharkan waxa aynu ku baran doonaa aaladda daawashada...
INTAAN CIRKA AHEYNAA CIJIDEYDU KU TAAL
Habeen hore, markii la casheeyey ayey Hooyo Mako, wiilka Mataan ah ku tiri ' Maandhow bal orod oo xerada yaasiimanka kusoo ood, ha yeeshee...