Jooji dibudhigashada
Saaka markii aad soo kacday qorshihii aad u soo kacday ma fulisay? Mise qorshe la'aan baad iska soo kacday ka dib na magaalka ayaad iska gashay? Caawa markii...
KACDOOMINTA DHAANTADA ee CALI DHAANTO iyo AXMED BUDUL
Dhaantadu waxay ka mid tahay suugaanta qaddiimiga ah ee Soomaalida waxay na la fil tahay gabayga, guurowga iwm, haddii aysan ba ka...
SAGAAL ARAGTI OO GARAADKA LAGA QABO
Garaadku waa aan isbeddalin oo qofku ku dhasho oo ku tolan noloshada Culumo hore oo cilmu-nafsiga ku takhasusay ayna ka mid ahaayeen Spearman (1927)...
DHULBALLAARSIGII RUUSHKA:
qabsashadii Saybeeriya iyo muslimiinta bartamaha Eeshiya
Waligaa ma
iswaydiisay sababta Ruushku baaxad ahaan aad ugu waynaaday? Maxay ku dhacday in
Ruushka oo aan dad ahaan wax badan ka badnayn dadka...
Suulka lugta iyo sirta ku duugan
Soomaalida waxa lagu tiriyaa dadyowga dunida ugu
faca wayn, maadaama ay ku uuman yihiin geeska Afrika oo la rumaysan yahay in
sooyaalka aadamuhu kasoo unkamay muddo...
MA OGTAHAY IN AAD GUULAYSAN KARTO?
Afar sano kaddib kolkay dhalatay Wilma Rudolph waxaa ku soo boodday qandho aad u daran si baaxad lehnna u dhexqaadday dhammaan xubnaha jirkeeda ugu...
SOOYAALKA AUSTRALIA- SHAN (5) SHAY OO AUSTRALIA SAMAYSAY
Maanta 26
January Australia waxa ay u dabbaaldegtay maalinta qaranimadeeda.
Waa maalin
in badan oo Australian ahi ka horjeedaan in ay maalin qaran noqoto....