Maxamed Muusa Nuur

398 articles

Baadi goob baahi badan! Q-16AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan! Q-16AAD Qaraxaas wuxuu magaalada ka abuuray qalalaase iyo is waydiimo badan, dadka magaaladu sida badan waxay u shaqaynayeen Xaashi, taliye Daacad oo shir jaraa'id qabtayna wxuuu...

Baadi goob baahi badan! Q-14ADD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan! Q-14AAD Waxaa la soo gaaray waqtigii uu dhici lahaa arooska C / rashiid iyo Ilhaan, Xaflad weyn ayaa la abaabulay, dad maamuus iyo magacba leh waa...

Baadi goob baahi badan! Q-13AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan! Q-13AAD Iyada ay sii xumaanayso dhaqaala xumada boqortooyada xaalkuna uusan ahayn sidii hore ayey siciido xaashi u sheegtay in aysan sii ogolaanayn boqortooyada ay dhaxli lahaayeen...

Baadi goob baahi badan! Q-12AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan! Q-12AAD Cabdirashiid wuxuu sii waday dagaalkiisa qabow iyo riyadiisa uu kula wareegi lahaa boqortooyada xaashi, wuxuu lahaa laamo badan oo isaga si hoose ula shaqeeya, dhan...

Baadi goob baahi badan!!!. Qore : Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 11aad Ilaa xad wuu ku guuleystay ayaa la dhihi karay Muxudiin hanashada kalsoonida maryan, intaas oo kaliya ma ahaynee wuxuu muujiyay in uu dareen jacayl u hayo iyana...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

   XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 162aad                                                              1- waa hubaal Waaba hubaal in qof walba uu ku dhaawacayo mar ay noqotaba, ha ka fakarin goormee iyo sidee,...

Baadi goob Baahi badan!!!. W/Q :Mohamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 10aad Muxudiin wuxuu dhisayay xiriirka uu la lahaa Maryan, sidoo kale shaqadiisa ayey ahayd in uu noqdo xariga kaliya ee uu xaashi ugu dhawaado maryan kalana socdo xaaladaheeda oo...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 161aad                                                             1- Qaarkood Adigana waad u dulqaadanaysaa, qaarkoodna maba ku baraarugsana in ay ku xanuujinayaan!!! Mmusa                                                    2- fahan naftaada In aad fahamka nolosha...

SHEEKOOYIN