Maxamed Muusa Nuur

398 articles

TAARIIQO IS DABA YAAL!! Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan

TAARIIQO IS DABA YAAL!! Qaybtii 3aad Qoraalka Shanaad )التحرير الخامس(: أجاب الشريف حسين باشا بتاريخ 1 كانون األول سنة 9191 قائال: إنه يقبل استثناء )مرسين( و )أطنة( و لكنه يصر...

Ballan ayaan ku qaaday halkuu tegay in aan tago. W/Q: Amina Cabdillahi

Ballan ayaan ku qaaday halkuu tegay in aan tago. Waxa aan ku suganahay Dalka Masar, gaar ahaan Magalada Qaahira. Dhawaan ayaan gelayaa Safar dheer oo Geeri iyo Nolol u dheexeeya....

TAARIIQO IS DABA YAAL!! Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan

TAARIIQO IS DABA YAAL!! Qaybtii 2aad Laba. Xuduudda Qorrax Kasoo Bax ee arligaas carabta Xuduudda qorrax kasoo bax ee dalaka carabtuna waa: “Xuduudda boqortooyada Iiraan ilaa Gacanka Faarisفارس خليج (Waana...

NINKAYGA WALI LAMA HAYO! by Mohamed Musa Sh. Noor

                                              NINKAYGA WALI LAMA HAYO!                                                    (Sheeko Tiiraanyo leh ) Waxaanu ahayn lamaane aad isku jecel oo noloshooda kasoo bilaabay dhanka Iskuulka, waligeen waanu iska wacnayn, dhibaato Alle nama gaarsiin, waanu...

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) W/Q : MOHAMED MUSA SH. NOOR

                                                         “GODOB IYO GARAAW”                                                           (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybta 3aad   Isbaaradan ay ku dhaceen Safarreydan ay Hinda ka midka ahayd ma ahayn middii la filayay, waxay ahayd mid mar soo...

LA MIDOW NAFTAADA. Qore : Mohamed Musa Sh. Noor

LA MIDOW NAFTAADA. In naftaada aad ka cafisaa Dambiyo badan oo ay gashay waxay muhiim u tahay la jaan qaadidda Waqtiga Cusub ee aad markaa taagantihiin, hubaal in ay xumaan...

TAARIIQO IS DABA YAAL!! Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan

بسم هللا الرحمن الرحيم الحمد هلل رب العالمين وصلى هللا على سيدنا وموالنا محمد وعلى آله الطاهرين الطيبين وسلم تسليما كثيرا كلما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون. Sababta...

BURSALIID GADE BARWAAQAYSTAY! (SHEEKO GAABAN) Qore: W/Q: Mohamd Musa Sh. Noor

BURSALIID GADE BARWAAQAYSTAY! Xafiiskiisa shaqada ayuu usoo galay sida uu subax walba usoo galay jiray, subax walba waa arrinkeeda iyo dareenkeeda, waxa lala kulmayaana mar walba waa kala duwan yihiin. Saakaa...

Qadder iyo Jacayl. (SHEEKO GAABAN) WQ: Amina Abdillahi

Qadder iyo Jacayl Ayeeyo maryan ayaa xannuunsatay, magaaladii aannu degganayn dhakhaatiir fiicani maysan joogin. Xanuunkiina wuu kusii siyaaday, dhawr casho ayaa la baxnaaniyay, balse wax ka soo rayna way yeelan...

SHEEKOOYIN