Qoraallo

KUWII KU XUMEEYAY MARNA XAMDIYI MAAYAAN! Qore: Amina Abdillaahi

Kuwii ku xumeeyay marna xamdiyi maayaan! Goor sheegta waxa aan ku qiyaasayay, ilaa. 4:30 subaxnimo, weli qof iyo geed lama kala garan, dhulku waa kaymo awdan, waana hawd, xilligaasaan ka...

Xanuunkii igu helay xigaal la’aanta! W/Q; Shukri Ali Mohamed

Xanuunkii igu helay xigaal la’aanta!   London waagii waa ka baryay. Sida caadada aheydna qof walba waxa uu u kallahay nolol maalmedkiisa caadiga ahaa. Aniga waxaan ka mid ahaa dadkaas risaqa...

XIKMADAHA JIMCAHA IYO Mohamed Musa Sh.Noor

                               (1)      Abaal marinta Gaali iyo Muslim Muslimku wixii wanaag ah oo u qabto...

Tolow Yaa Furay ?! Q4AAD W/Q: Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon)

Tolow Yaa Furay ?! Q4AAD  Adduunyoy wajiyo badan maxay hadba waji gooniya kuugu imaan? Anoo wali falanqaynaya xaajadaydii go’aan rasmiyana ka gaarin, waxaaba dhacaya teleefonkaygii gacanta, yaab maxuu ahaa qofka...

Higso Horumarkaaga! W/Q: Naciima Xasan Xuseen

Higso Horumarkaaga! Waxaan shaki ku jirin, in qof kasta uu leeyahay awoodo ka la duwan, oo u suuragelinaysa, in uu hawlgeliyo kartidiisa, kana miradhaliyo maskaxdiisa; si uu cagta u saaro...

MAXAA II GEEYEY NAAGTAAS! Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Maxaa ii geeyey Naagtaas! Saaxiibtiis ma aysan doonayn in saaxiibkeed ay haweeney kale la wadaagto macaan uu qabo dartiis, markaas ayey garatay in ay aaddo Saaxiriinta wax sheegta, si ay...

Riyadii Rumawday W/Q:Maariya Ibrahim Cali

  Riyadii Rumawday ---------------------- Waxaan hurdada ka soo toosay aroortii, aniga oo aaad u faraxsan, misna dhoolla-cadeynaya. Waxaa aad ii la yaabtay saaxiibtey oo aan hal qol wada dagnayn, maadaama uu imtixaan...

Shaqooy Maxaan Ku Raadshay?! W.T. Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon)

Shaqooy Maxaan Ku Raadshay?! W.T. Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon) Sheeko qiima leh Shiine mudo badan ayuu shaqo doon ahaa oo kolba meeshii shaqo lagasoo dhajiyo u jarmaadayay, waraaq qalin ku qoryaa...

Rajadii rumowday W/Q: Maxamed Cabdiqaadir Socdaal

Rajadii rumowday   Hooyo maryan waxa ay hooyo iyo aabe u tahay sadax caruura oo ay dhashay kuwaa oo aabahood ku dhintay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay. Saddaxdan wiil...

Waqtigeeni wacanaa inagaa walaacinnay W/Q: Mohamed Abdikadir “Socdaal”

Waqtigeenini wacanaa inagaa walaacinnay   Halka uu hiigsiga nololeed kuu hogaamiyo ayaa ah meesha aad sidoo kale ka heleyso wehelka buuxinaya baahida naftu dareemayso. Aragtidii iigu horeeyay ee aan arko waxa...

SHEEKOOYIN