Booyaasnimo Sucuudi Mise Bayhoofka Soomaaliya? W/Q: Axmed-Assad
Soomaalidu waxay tidhaahdaa: Ibleeysna Nin Hooyadii Jiidda Waa Yahay, Habar Shaydaanna Wax La Jiiddo Way Tahay! (Sucuudina Wax Loo Khadaamo Maaha, Gaajana Wax...
Mashruuca gumaadka oo ay waddo WHO
Qaybtii 2aad
Yaa iska leh virus-ka Zika Who owns the Zika Virus? By Guillaume Kress Global Research, February 03, 2016 http://www.globalresearch.ca/who-owns-the-zika-virus/5505323 Wuxuu yiri: “Ururka Caalamka...
Mashruuca gumaadka oo ay waddo WHO WHO (World Health Organization) oo ka wadda Kenya mashruuc in gabdhaha ma dhalays laga dhigo Ururka Adduunka ee Caafimaadka oo ah laan ka...
Haddii WIILKU yahay WADDANI maxaad tahay WAAYEELOOW?!
Bulsho marka ay TIIH ku jirto iyo jiha wareer, waxaa lagu gartaa, is ku dhexyaac ogaal iyo ka la saarid la’aan aqoon. Wax...
Diinta iyo Dhaqanka suubbani is ma diiddana!
Diinta Islaamka waxaa loo soo dejiyay, in dadka noloshooda lagu badbaadiyo, laguna horumariyo. Waxay u timid, in ay xalliso dagaallada qabiilka, addoonsiga, isnacaybka...
QALLINKA QALLOOCAN JOOJI.
Qaabka wax loo kala gudbiyo mar walba waa lagu kala duwan yahay, qof walbana Haybad gaar ah ayuu Alle u siiyey in uu wax ugu gudbiyo bulshadiisa.
Hadaba,...