Qoraallo

Maansada DARIIQUU RABBI JEEXAY! W/C: Drs Sedra Sh. Cabdirisaaq

Maansada DARIIQUU RABBI JEEXAY! W/C: Drs Sedra Sh. Cabdirisaaq Maansadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: Dariiquu Rabbi jeexay!" Waa maanso farriin iyo guubaabin ah, kuna socota walaalaha Soomaaliyeed ee goortaan adag...

Dulmar kooban buugga: GODOB IYO GALLAD| W/Q: Ifraax Maxamed Cabdislaad

Dulmar kooban buugga: GODOB IYO GALLAD| W/Q: Ifraax Maxamed Cabdislaad Waxaa mahadi u sugnaatay Allaah oo igu beegay akhrinta dhiganahaan cajiibka ah. Waxan mahad iyo bogaadinba u dirayaa qoraaga buugga,...

Geeridii Daahir! W/Q: Mascuud Uurmaax

Geeridii Daahir! Waa xilli habeennimo ah, abbaaro sagaalkii fiidnimo. Hadda ayuu shaqo ka soo baxay, waxaa wajigiisa ka muuqda daalkii iyo diiftii shaqada uu maalinkaa soo qabtay. Isaga oo...

Xuskii iyo Ducadii Dr Maxamed Daahir Afrax(AUN)

Xuskii iyo Ducadii Maxamed Daahir Afrax Waxa ay bahda Laashin abaabushay kulan ballaadhan oo ka dhacay Barta Zoomka, kulankan oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada,...

Tanina may sugeyday?! W/Q: Ibraahim Cumar Seefdheere

Tanina may sugeyday?!  Shukaansiga ayuu huud ku qabay. Mar kasta oo uu bannaanka u baxo gabadhii uu arkaba waa uu iskala qabsadaa. Qaar inta fiiriyaan oo candhuuf tufaan ayey jaanta...

Safarkeygii Dhulka ee Kenya W/Q: Rashiid Saciid

Safarkeygii Dhulka ee Kenya Soomalidu, nin ceel guntii galay oo aan ka soo warramin kugu dun bay yiraahdaan. Waa bartamihii sannadkii ina waydaartay ee 2019-ka, xiriirka diblamaasiyadeed ee Kenya iyo...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-20AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Saxaafadda iyo Af-soomaaliga Saxaafaddu aaladda ugu muhiiman ee ay adeegsato waa afka. Afkana waxaa ku jira erayo aan macnahooda la wada aqoon iyo qaar aan isku si loo wada aqoon....

Maxaan wax u AKHRIYAA? W/Q: Cabdikariin Garruun

Maxaan wax u AKHRIYAA? Waxaan qirayaa in uu akhrisku yahay iftiinshaha aan adduunka oogadiisa ku bidhaansanno. Faqiirku kama maarmo, taajirku kama tago, ardaygana waa hubkiisa, macallinka waa xoolihiisa, bulshadana waa...

DOGOB IYO DAHAB | W.Q: IBRAAHIN-NOLOSHA

DOGOB IYO DAHAB Waxaa jirey boqor u talinayey dad magaalo ku wada noolaa oo isugu jiray hodan iyo sabool. Boqorkii baa maalin go'aansaday in uu tijaabiyo dadkii magaalada. Dhagax aad...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-19AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Wariyayasha Soomaaliyeed kaliya laguma dilin dalkeenna ee waxaa afduub iyo dilba loogu geystey wariyayaal ajaaniib ah oo ay ka mid ahayd: gabadhii Talyaaniga u dhalatey ee LARA ALVA oo...

SHEEKOOYIN