Qoraallo

Hodannimada Dalalka Muslimka. WQ/: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

   Hodannimada Dalalka Muslimka Qaybtii 5aad   Dr. Sobrooto waa Nin Muslim ah oo fiican, sahlan oo waji furan, ayna sahlantay in lala xiriiro, waxaanna isku barannay shirarka dhex mara Danijirayaalka Carabta iyo...

QAWAANIINTA HORUMARKA(3AAD)

QAWAANIINTA HORUMARKA(3AAD) Qaanuunkii koowaad, waxa aynu ku soo faafaahinnay fikradda udub-dhexaadka iyo fikradda ku lamaansan ee dhiirigelinta iyo sida ay muhiimad gaar ah ugu leeyihiin horumarka. Qaanuunkii labaadna, waxa aynu...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 3aad   Waxaa I indha tiray jacaylk aan Cali u qabo, kaas oo Cadow iiga dhigay naftayda iyo mustaqbalka ay waalidkey ila damacsanaayeen, isla waalidkayna ii tusiyay kuwa...

XIKMADO KOOBAN : BY Mohamed Musa Sh. Noor

    U ISTAAG IIMAANKAAGA Dadku way ku kala duwanaan karaan waxay ay Iimaan ahaan u aaminsan yihiin, balse waxaa jirta Qaacidda dadka oo dhan wada kulmisa, taas oo dhahaysa...

Hodannimada Dalalka Muslimka. WQ/: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

  Hodannimada Dalalka Muslimka Qaybta 4aad Bogga internetka ee (www.Wikipedia.org) wuxu dhigay oo yiri: “Guinea is richly endowed with minerals, possessing an estimated one-third of the world’s proven reserves of bauxite, more...

SOOYAALKA GEESKA AFRIKA. W/Q. Ahmed Hayow

  Geeska Afrika waxaa laysku yiraahdaa wadamada, Soomaaliya, Jabuuti, Ereteriya iyo Etoobiya, waxaana shaki ku jirin inay Soomaaliya ugu dhul weyn tahay; uguna dad badan tahay, marka la tira koobo...

Isdhexgal mise Is dhallanrog. (Integration mase Assimilation)

                 Isdhexgal mise Is dhallanrog.     Isdhexgal mise Is dhallanrog. (Integration or Assimilation)     Masiibooyinka ugu waaweyn ee ummad ku dhaca waxaa ka mida inay ka...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 2aad Waxaa dhacday in ay yimaadaan ciddii uu Cali ka dhashay, is marxabayn is waraysi iyo is barashab kadib, waxaa si lama filaan ah u cudurdaartay Aabahey...

Ma adigaa dhammaystiran?

Ma adigaa dhammaystiran? Waxa uu ka dhashay qoys sabool ah duruufa badana kusoo noolaa, waxaa la dhashay tiro gabdho iyo wiilal ah. Cidda asagaa u weyn waxbarashadiisa dhib fara badan...

XIKMADO KOOBAN : BY Mohamed Musa Sh. Noor

GAFKA Gafka waa mid ka mid ah afcaasha ama ficilada inaga dhaca, Xal kale ma lahan aan ka ahayn in dib loo saxo waxa gafku ku dhacay, kuwaas oo...

SHEEKOOYIN