Qoraallo

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 2aad Waxaa dhacday in ay yimaadaan ciddii uu Cali ka dhashay, is marxabayn is waraysi iyo is barashab kadib, waxaa si lama filaan ah u cudurdaartay Aabahey...

Ma adigaa dhammaystiran?

Ma adigaa dhammaystiran? Waxa uu ka dhashay qoys sabool ah duruufa badana kusoo noolaa, waxaa la dhashay tiro gabdho iyo wiilal ah. Cidda asagaa u weyn waxbarashadiisa dhib fara badan...

XIKMADO KOOBAN : BY Mohamed Musa Sh. Noor

GAFKA Gafka waa mid ka mid ah afcaasha ama ficilada inaga dhaca, Xal kale ma lahan aan ka ahayn in dib loo saxo waxa gafku ku dhacay, kuwaas oo...

Qaadka ma beeranee sidee buu dhulkeenna ku yimi?

Qaadka ma beeranee sidee buu dhulkeenna ku yimi?  Waxaad aragtaa dadkaaga oo qayilaya aabbahaa, adeerkaa, walaalkaa, abtigaa, inaadeerkaa ama adiga ayaaba qayila, balse, weli ismaad waydiin su’aashan kor ku xusan....

Hodannimada Dalalka Muslimka. WQ/: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Hodannimada Dalalka Muslimka Qabta 3aad Kaydka khayraadka adduunka qaarkood Khayraatka kaydkooda waxaa haya Ilaahay Tacaalaa الله تعالى , agtiisayna yaallaan oo cidduu doono ayuu intuu doono ka siiya, siduu ku yiri Aayadda...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

    KAAS WAA WIILKAYGA. Qabytii 1aad Waxay ahaayeen laba dhalin yara ah oo usoo baxay waqtigooda, waxay ahaayeen isku iskool waliba isku fasal ah, xaafaddana waa ay isla daganaayeen, Dad isla soo...

Hamsada fudud.‏

  Hawl qabadka hamsadu, waxaa weeye in ay kala celiso laba xaraf iyo laba shaqal wixii ka badan oo uu is raacooda diidayo xeerka af soomaaliga, sidaa darteed hamsadu waxey...

Yurub: Hoygii Haddimada!!!!!!!

Qeybta 2-aad Ballanqaadyadii aan soo sameeyey ayaan gadaal u gocdaa mase maahan mid aan maanta iyo sanadahaan soo socdaba aan xitaa nuskood fulin karo, iskaba daa inaan wada fuliyee, dad...

Caqligeennoon wadaaddada amaahinnaa ma Diintaa na fareysa? W/Q: Ali Omar Hilole

Caqligeennoon wadaaddada amaahinnaa ma Diintaa na fareysa?   Ma u oggolaan laheyd carruurtaada in macallinka uu nolosha kaga daydaahi noqdo nin dadka gaaleeysiiya ama shiiceysiiya oo isagu shaabbad aanu qofku isku...

JACAYLKII RIYADA KU DHISNAA!








 W/Q: Bintu Abdillah

JACAYLKII RIYADA KU DHISNAA!








 Weli maan arag sawracaaga, laakiin, waxaan maqlay sawdkaaga, si ka fool ka foola kuu la ma kulmin, laakiin, waxaan arkay taswiirtaada, ma aqaan xaafadda aad gasho...

SHEEKOOYIN