Qoraallo

Hurdaayoow Soo Toos

  Waxaa jira dad badan oo jecel midnimada ummadda, oo ay dhibeyso kala qeybsanaanta ummadda, islamarkaana taageersan fekerka kala qoqobka ummadda, laakiin marka aad si fiican ugu fiirsato, sababta ay...

Dood iyo dareen!! (Sheekooyin gaa gaaban)

Hordhac: Dood iyo dareen waa qoraallo koo kooban oo u socda qaab sheekooyin ah, kuwaas oo aan si joogta ah ugusoo gudbin doono dareenka shacabka iyo doodaha ka dhexeeya ee...

Hankii loo qabay Haara !!

Waxa ay ahaayeen labo walaalo ah oo nolosha miyiga si wacan u garanaaya.Waalidkood oo mar aan dhaween tii rabbi u timid ayay dhaxal uga heleen neef sac ah oo...

Kaalay aan isu sheegnee!!

Waxaa jiray wiil magaciisu ahaaĀ Garaad ā€‹Ā oo aan aniga iyo isaga ahayn laba walaalo oo uu oday qura dhalay. Kala hooyo ayaan ahayn. Mid kasta oo inaga mida waxa uu...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 4aad Hani waxay ahayd gabadha Kaliya ee cideeda wax badana laga rajaynayay kalsooni badana lagu qabay, waana ku adkaatay runtii in ay ciddeeda u sheegto in ay...

Muqdisho shalay iyo maanta W/Q: Cabdixafiid Maxamad Xersi

Muqdisho shalay iyo maanta   Soomaaliya, waxa ay ku taallaa Qaarada Afrika, gaar ahaan, Geeska Afrika. Waxa ay ka kooban tahay 18 Gobolka. Waxay xad la leedahay Badweynta Hindiya, Jabuuti, Kenya...

Yaa waddani ah?

  Yaa waddani ah? Meeshii madala oo laysugu yimaadaba eraygaas WADDANI waad ka maqlaysaa, balse, Ā allow yaraa inta taqaan ujeedka iyo dulucda eraygaasi xambaarsan yahay ama Ā uu leeyahay. Qofkii madal ka...

XIKMADO KOOBAN : BY Mohamed Musa Sh. Noor

FAHAN DANTAADA Inta nafta ay kugu jirto ma jiraan wax la dhaho Qasaaro iyo Quusasho, maxaa yeelay waxaa mar walba jaanis u haysataa in aad dib u hanato wixii kaa...

Doontii degi weysayā€¸! W/Q: Anab Diriye

Doontii degi weysayā€¸!   Waddankeenna waqtigii gumaysiga ilaa hadda la joogo, hadba marxalad cusub buu geleyey. Dhibka oo waqti hore billoday, uuna garwadeen ka ahaa dhiigyacabkii gumeytaha, ujeedkii uu lahaa uma...

Aabbe Dahaboy duunyadaan doorbidayaa! W/Q: Amina Axmad

Aabbe Dahaboy duunyadaan doorbidayaa!   Dahabo, waa gabadh yar, oo shan iyo toban jira. Waxay ka dhalatay, qoys saboola. Hanti waxay leeyihiin hal, lammaan, labaatan adhiya. Oday Axmad, oo ah, aabbaha...

SHEEKOOYIN