SHALAY IYO MUSTAQBALKA
Laga yaabee in noloshaada saddex meel marka loo dhigo meel ka mid ah in ay ahayd Nolol aan xusuus lahayn, marka aan sidaa leeyahay waxaan ka wadaa...
Marka aan Wiil Xamar ahay, Weershe waxa aan u aqaanaa qofka ay indhihiisu kala qalloocaan ee meesha uu fiirinayo maahee meel kale u jeeda.
Labo nin ayay ahaayeen oo aan...
Waxaa jira dad badan oo jecel midnimada ummadda, oo ay dhibeyso kala qeybsanaanta ummadda, islamarkaana taageersan fekerka kala qoqobka ummadda, laakiin marka aad si fiican ugu fiirsato, sababta ay...
Waxa ay ahaayeen labo walaalo ah oo nolosha miyiga si wacan u garanaaya.Waalidkood oo mar aan dhaween tii rabbi u timid ayay dhaxal uga heleen neef sac ah oo...
KAAS WAA WIILKAYGA
Qabytii 4aad
Hani waxay ahayd gabadha Kaliya ee cideeda wax badana laga rajaynayay kalsooni badana lagu qabay, waana ku adkaatay runtii in ay ciddeeda u sheegto in ay...
Muqdisho shalay iyo maanta
Soomaaliya, waxa ay ku taallaa Qaarada Afrika, gaar ahaan, Geeska Afrika. Waxa ay ka kooban tahay 18 Gobolka. Waxay xad la leedahay Badweynta Hindiya, Jabuuti, Kenya...