Af-Soomaaliga Yaa Matala?
Shaakir Maxamed Cabdullaahi - Afka waxa uu ka mid yahay Astaamaha ama Qodobbada Madaxa laga tirin karo ee lagu baadi sooco Dhaqanka, haybta iyo Asalka ay Ummad ama...
Jiil wanaagsan sidee lagu heli karaa?
Waa Su’aal u baahan Maskax Caafimaad qabta, marka la raadinayo jawaabteeda waxaana wanaagsan inta aan lala soo boodin jawaabteeda in marka hore dhinacyo badan...
Waayihii Xassan Great iyo wax-tarkiisii faneed (Taariikh nololeed) Q2aad
Socdaalkiisii fan beegsiga ahaa ee uu Xamar kusoo galay wuxuu ku aaddanaa 1963-kii, markaas oo uu toos u abbaaray goobo si...
Qurba joogta Qarannimo uma diyaarsana!
Tan iyo markii bur burka ku dhacay dalkeena, waxaa ka baxay dalka ayaa la oran karaa kala bar umadda intii ku noolayd qaab walba oo...
ARADNAANTA UMADDA EE AFKA HOOYO.
Inta badan marka aad booqatid baraha bulshada waxaad dareemeysaa is fahmi waa u dhexeeyo bulshada soomaaliyeed ku gaar ahaan da’ yarta iyo Hal abuurka soomaaliyeed...
Wargeyska billaha ah ee Gobollada dhexe ayaa wuxuu soo baxaa bil walba, Wargeyskan oo ah wargeys u adeega bulshada dhinacyada horumarinta adeegyada iyo ma huraanka bulshada, sidoo kale dhiirigeliya...
Ma dhinte waa ilaahe, Kadare dhaxal buu ka tagay.
Innaa lillaah wa innaa ileyhi raajicuun. Alla ha u naxariistee, waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xuseen Sheekh Axmed ( Kadare )...