Qoraallo

FALANQEYNTA DHIGANAHA KAYMADOOW

Falanqeynta dhiganaha Kaymadoow Dhiganaha Kaymadoow waxa falanqeyn si heersare ah loo soo agaasimay u qabatay xarunta LAASHIN, hoyga raadraaca, dhaqanka, hiddana iyo suugaanta soomaaliyeed. Dhiganaha Kaymadoow, waxaa daabacday: Madbacadda LAASHIN,...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-6AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Sooyaalka muuqbaahiyaha (Telefishinka) muuqbaahiyihii ugu horreeyay ee carra-edeg ka soo muuqday, waxay aheyd; billowga qarnigii labaatanaad, wuxuuna ka soo ifbaxay, qaaradda Ameerika dhammaadka dabshidkii 1920-meyadii iyo horraanta 1930-naadkii. muuqbaahiyihii ugu...

SHARIIF-SAALAX MAXAMED CALI: hoggaamiyihii mashruucii ugu qiime iyo qaayo waynaa ee Soomaalidu abid samayso

SHARIIF-SAALAX MAXAMED CALI: hoggaamiyihii mashruucii ugu qiime iyo qaayo waynaa ee Soomaalidu abid samayso Cali M. Diini   Shariif-Saalax Maxamed-Siraajuddiin waxa uu ahaa danjire, qoraa, cilmibaare iyo afaqool figta sare uga jiray...

Maxaan ka barannay la-sheekeysiga Borofaysar Cali Jimcaale Axmed?

Maxaan ka barannay la-sheekeysigii Prof. Cali Jimcaale Axmad? Anoo qiraya in aanan aqoon fiican ama badan midna u lahayn qaabka wax looga qoro la-sheekaysiyada ama wada-sheekaysiyadaba, haddana, waxaan isku...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-5AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

SOYAALKII WARLALISKA (RADIO) Aragtida is gaarsiinta bilaa-waayirka ah ayaa ka horreysay daah-furkii "raadiyaha" iyada oo tijaabooyin laga qaaday "telefon wireless" iyada oo la adeegsanayo soo-kicinta is-gaarsiinta iyo gudbinta dhulka, biyaha...

Qaab-aqrinta sheekada ‘Shrinkology’; ISKU-HUNDHURSI! Qaab-aqrin: Ina CUBTAN

Qaab-aqrinta sheekada ‘Shrinkology’; ISKU-HUNDHURSI! Qore Prof Cali Jimcaale Axmad Qaab-aqrin: Ina CUBTAN Prof Cali Jimcaale Axmad oo ah; indheergarad, bare, qoraa, sheekodhige, suugaanyahan, maansoole iyo aqoonbaare Soomaaliyeed, sida qoristiisu caan ku...

TIRAAB-CURINTA TOOLMOON Q-3AAD W/Q: Siciid Jaamac Xuseen

Ambad Nin dan yar ah, xoogsade xalaal-quute ah, naftiisa ku kalsoon oo noloshiisa ka raalli ah ayaa xilli aan caddo iyo gudcur toonna ahayn hees- walwaaleed loo tumaa, hammad beena...

Jamhuuriyadda madaxa bannaan ee Baraawe W/Q: Borofaysar Yaxye Sh. Caammir

Jamhuuriyadda madaxa bannaan ee Baraawe Waxaa jiri jiray xilli loo yaqiin Jamhuuriyadda Baraawe, "Barawe Republic" inta aanan taa u gudbin bal aan taariikhdeeda soo koobno. Qoraalada qaar ayaa qabo in...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-4AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Saxaafadda Carbeed: Carabtu, waa dadka ugu ilbaxsan aadanaha, ummad ahaanna waa bulsho aad u dhib badan, taasna waxaa caddeyn u ah; Carabtu waa bulshooyinkii ugu nabiyada badnaa, marka la barbardhigo...

TACSI TIIRAANYO LEH!

Waa waajib geeridu ninnana, Waaris hele waa! Geerigu waa waajib noole walba sugaya. Waa "sunnta-ALLAAHI fii khalqihi" lama diido, haddana lama jecla. Looma toog hayo, lagumana tashado, haddana noolaha ma...

SHEEKOOYIN