TIRAAB-CURINTA TOOLMOON:
Afsoomaali sax ah oo qoristiisa la laasimo, hodonnimo af oo si weyn loo hanto, hab iyo hannaan toosan oo had walba la adeegsado, niyad iyo rabitaan aan marna...
Wax aqrintu, waxa ay kobcisaa garaadka qofka. Dadkuna waxa ay ku kala duwan yihiin sida qof walbaa wax u aqriyo una dhuuxo. Hormar kasta oo la gaaro waxaa sal...
Warkeenidda:
Sida aan soo bidhaaamiyey nooluhu waa ay hadlaan, hadalkaasna kolba baahida amminka iyo goortaas loo qabo ayaa xiiso u yeesha. Sida aan ognahayba caalamka waxaa loo qeybiyaa seddax qeybood....
R O O X A A N!
Cirka caad laguma arko. Laan ruxmaysaa dhirta yar ee tuulada ka dhex taagan kama muuqato. Haad duulayaa ma jiro. Xilligu waa jiilaal laga...