Qoraallo

KABA TOLE KA KABA LA’! W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

KABA TOLE KA KABA LA’! Waa muhiim in noole kastaahi helaa wax uu ku noolaado. Si taasi ay u jirto waa in la helaa wixii noloshaa salka u ahaa....

“MAAWEEL” Baalal tira yar, balse, tayo badan W/Q: Aw Cabdiqani Xasan Muxumed

“MAAWEEL” Baalal tira yar, balse, tayo badan. Wiilo Daahir Xasan waxay ku curatay dhigane loo bixiyey: “Maaweel” kuna saabsan suugaanta carruurta, gaar ahaan saddexda goobood ee carrab-jalaqada, googgaalaysiga iyo sheeka-xariirrada....

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                   XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 158aad                                                       1-Carrabkaaga Ducada carrabkaaga macna ma yeelato haddiiba carrabkaaga uu cusleynayo dareenka dadka kale. Mmusa                                         2-Dadka daacadda ah Dadka caadda ah waa dheeman sida lagu...

Baadi goob Baahi badan!!!. W/Q :Mohamed Muuse Sh. Nuur

                                             Baadi goob Baahi badan!!! Qaybt 6aad Amiin farshaxamiiste oo ahaa nin ku wanaagsan farshaxamada qaaliga ah ayey codsi u diratay ilhaan si dukaankeeda cusub uu alaab uga gado, laakin...

Soo koobida dhiganaha: تكوين المفكر للدكتور عبد الكريم بكار W/Q: Maxamed Abuukar Macallin

Soo Koobida Dhiganaha: تكوين المفكر للدكتور عبد الكريم بكار Dhiganahaani – sida magaciisa ka muuqataba- wuxuu ka hadlayaa sida loo sameen lahaa qof mufakir ah, balse, wuxuu...

“QAAMUUSKA CASRIGA AH EE MAAHMAAHDA SOOMAALIYEED” –wixii iiga baxay W/Q: Caliqeyr M. Nuur

Gorfayn-Qaamuuska-Casriga-ah-3Download Dr. Georgi L. Kapchits wuxuu soo saaray qaamuuskii ugu weynaa inta weli laga qoray maahmaahda Soomaalida. 5000 oo maahmaahood oo uu heerar iyo baho u kala saaray ayuu ku...

Dhiganha Gardaadiye W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Dhiganha Gardaadiye Gardaadintu waa ababin carruurta lagu tababbaro, si loogu carbiyo nolosha qaraarka iyo macaankaba leh ee ku soo foolka leh haddii Eebbe tabar geliyo. Gardaadinta carruurtu waa afar qeyb...

Kii dhab ah Jacaylka W/Q: Saynab Xaaji “Ugbaad”

Kii dhab ah Jacaylka Waa dulkaxaadis iyo dulmar kooban heestii: “Kii dhaba jacaylka”. Mirihii Xuseen Aw Faarax Dubbad. Heestu min ukamiddeeda ilaa gebagebadeeda waa sida dun si xardhan leysugu falkiyay....

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                    XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 157aad                                     1-Jacayl iyo qiimeyn Dadka qaar wey ku jecel yihiin balse kuma qiimeeyaan, kuwana wey ku qiimeeyaan ee kuma jecla. Qiimaha ayaa ka...

SHEEKOOYIN